Month: July 2023

Diyaarado dagaal oo duqeeyay deegaano ka mid ah Sh. Dhexe & Galgaduud.
Post

Diyaarado dagaal oo duqeeyay deegaano ka mid ah Sh. Dhexe & Galgaduud.

Galcad (Raxanreeb ) Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya xadka ay ku kala qeyb-samaan Goballada Galgaduud iyo Sh/dhaxe ayaa sheegaya in saaka  diyaaradaha dagaalka ay duqeyma culus ay fuliyeen  halkaas. Duqeymaha ayaa sida la sheegay ka dhacay halka loo yaqaano Hareeri Culusoow iyo Raydab boore oo ah dhul hood ah sida Saraakiisha aan ka soo...

WARCUSUB : NISA  lagu weeraray magaalada Muqdiso & khasaaraha jira
Post

WARCUSUB : NISA  lagu weeraray magaalada Muqdiso & khasaaraha jira

Muqdisho (Raxanreeb ) askar dhar cad ah oo ka tirsan Hay’adda NISA ayaa maanta lagu weeraray meel u dhaw Isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Dad ku sugan Isgoyska ayaa RBC u sheegay in ugu yaraan shan askari oo NISA ah dhaawac culus uu gaaray kuwaas oo la dhigay mid ka mid ah isbitaalada magaalada Muqdisho....

Afgembi ka dhacay dalka Niger  & Waddamo badan oo dhaleeceeyay
Post

Afgembi ka dhacay dalka Niger  & Waddamo badan oo dhaleeceeyay

Niamey  (Raxanreeb ) Warbaahinta  dalka Niger  ayaa ku warantay maanta oo Khamiis ah in ciidanka dalkas Niger oo ku yaalla Galbeedka Africa, militiriga ay kaga dhawaaqeen afgembi. Waxay sheegeen inay laaleen dastuurka dalka, oo ay kala direen dhamaan xarumaha kala duwan ee ku yaalla dalka, isla markaana ay xireen xudduudaha dalkaas. Ciidamada ayaa Arbacadi shalay...

Soomaaliya & Kenya oo arrimo dhawr ah ka hadlay , maxaa ugu waynaa ?
Post

Soomaaliya & Kenya oo arrimo dhawr ah ka hadlay , maxaa ugu waynaa ?

Darusalam (Raxanreeb ) Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare oo shir uga qayb galaya dalka Tanzania ayaa magaalada Daruslaam kula kulmay Madaxwaynaha Kenya William Rutu. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa isla gartay ahmiyadda uu leeyahay dagaalka lagu ciribtirayo al-shabaab, oo khatar ku ah guud ahaan amniga gobolka iyo dib u furista xuduudaha. Inta uu socday kulankan...

Soomaaliya  oo laga cafiyay lacag dhan $684 Milyan
Post

Soomaaliya  oo laga cafiyay lacag dhan $684 Milyan

Saint-Petresburg (Raxanreeb ) Ruushka uu in ka badan 684 million oo doolar ka cafiyay Soomaaliya, heshiiskaas oo ka dhacay magaalada Saint Petersburg ee dalka Ruushka. Wasiirka maaliyadda dowladda federaalka, Biixi Iimaan Cige ayaa saxiixay heshiiska uu Ruushka in ka badan $684 million kaga cafiyay Soomaaliya sida laga soo xigtay telefishanka qaranka Soomaaliya. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya...