Day: August 5, 2024

Home » Archives for August 5, 2024
Post

Bangladesh PM Sheikh Hasina flees country as students protest

DHAKA, bangladesh — Nearly 100 people were killed and hundreds more injured Sunday as renewed anti-government protests swept across Bangladesh, with protesters calling for the prime minister to resign and the prime minister accusing them of “sabotage” and cutting off mobile internet in a bid to quell the unrest. The country’s leading Bengali-language daily newspaper, Prothom...

HADDA : Ra’iisul Wasaarihii Dalka Bangladesh oo Is casishay –  maxaa keenay ?.
Post

HADDA : Ra’iisul Wasaarihii Dalka Bangladesh oo Is casishay –  maxaa keenay ?.

Dhaka (Raxanreeb ) – Raiisal wasaaraha Bangladesh Sheikh Hasina ayaa is casishay isniintii waxayna ka carartay dalkeeda, sida laga soo xigtay ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo, xilli ay dalkaas ka socdaan mudaharaado rabshado wata, oo ah kuwii ugu xumaa ee dalkaas soo mara muddadii uu jiray. Taliyaha ciidamada General Waker-Us-Zaman oo khudbad ka jeediyay taleefishinka...

Baroordiiq & banaanbaxyo ka dhacay maanta Muqdisho.
Post

Baroordiiq & banaanbaxyo ka dhacay maanta Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta oo Isniin ah waxa magaalada Muqdisho ka dhacay dibadbaxyo waa wayn oo lagu soo horjeedo weerarkii kooxd Al- Shabaab ay ku qaadeen xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Dadkan waxa ayaa  ka kala yimid xaafadaha iyo degmooyinka magaalada Muqdisho kuwaas oo ka xumaa weerarkii dadka badan ay ku dhinteen ee  jimcihii ka...

Puntland |  Maxabiis ku jirtay xabsiga Gaalkacyo oo baxsay.
Post

Puntland |  Maxabiis ku jirtay xabsiga Gaalkacyo oo baxsay.

Gaalkacyo (Raxanreeb )- 13- ka mid ah maleeshiyaadka  al-shabaab islamarkaana dil iyo xabsi daa’im ku kala xukunnaa ayaa  ka baxsaday xabsiga saldhiga waqooyiga Gaalkacyo. laamaha ammaanka magaalada Gaalkacyo  ayaana ku guuleestay in ay gacanta kusoo dhigaan 9-kamid ahaa raggii baxsaday. Xildhibaan Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare oo war qoraal ah soo dhigey bartiisa Facebook-ga ayaa wax...

Somalia: Gaalkayo Prison Break: 9 Al-Shabaab Prisoners Recaptured, 4 Still at Large
Post

Somalia: Gaalkayo Prison Break: 9 Al-Shabaab Prisoners Recaptured, 4 Still at Large

MUDUG, {RAXANREEB)-Puntland authorities have confirmed that several prisoners affiliated with the Al-Shabaab group escaped from a prison in the northern part of Gaalkacyo city, which is administered by Puntland. The number of escapees has been reported to be 12 Al-Shabaab prisoners, all of whom had previously been sentenced to death or life imprisonment, as security...