Day: August 24, 2024

Home » Archives for August 24, 2024
Odinga oo lafilaayo in uu hakiyo dhaq-dhaqaaqyadiisa madaama uu u weecday in uu noqdo guddoomiyaha guddiga Midowga Africa (AUC).
Post

Odinga oo lafilaayo in uu hakiyo dhaq-dhaqaaqyadiisa madaama uu u weecday in uu noqdo guddoomiyaha guddiga Midowga Africa (AUC).

(Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Kenya Raila Odinga oo muddo saddex iyo toban sano ah ku soo jiray siyaasadda Kenya ayaa laga yaabaa inuu hakad galo, hadda, isagoo u weecday inuu noqdo guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika (AUC). kuwaas oo sanado badan ku laadlaadsan si ay u sugaan booskooda doorashada. Mr Odinga oo...

Midowga Africa oo ansixiyay dhismaha howlgalka cusub ee Soomaaliya.
Post

Midowga Africa oo ansixiyay dhismaha howlgalka cusub ee Soomaaliya.

(Raxanreeb online) – Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa ansixiyay abuuritaanka howlgalka cusub ee Soomaaliya, kaasoo loogu magac daray “Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya.” Sidoo kale, war murtiyeed laga soo saaray gebagebadii kulankooda ayaa goluhu waxa ay ku nuux nuuxsadeen sida ay lagama maarmaanka u tahay in si dhab ah...

Somali Supreme Court Reopens High-Profile Death Sentence Case
Post

Somali Supreme Court Reopens High-Profile Death Sentence Case

The Supreme Court of Somalia has started hearing the appeal of Sayid-Ali Moalin Daud, who was sentenced to death for the murder of his wife, Lul Sheikh Abdiaziz, in January 2024. Daud was convicted by the Mogadishu regional court for intentionally killing his pregnant wife by setting her on fire. The case has drawn national...

Somali Embassy in Kenya Accused of Suppressing Opposition
Post

Somali Embassy in Kenya Accused of Suppressing Opposition

In Nairobi, Kenya, the Somali Embassy has become embroiled in a controversy, facing accusations from opposition politicians who claim that the embassy is using its diplomatic status to suppress dissent. This growing conflict has raised concerns about the potential damage to the embassy’s reputation and the possibility of strained relations between Somalia and Kenya. The...

SODMA’s First Somali Language Course for Arabic Speakers Marks Historic Graduation
Post

SODMA’s First Somali Language Course for Arabic Speakers Marks Historic Graduation

The Somali Digital Media Academy (SODMA) recently organized a unique Somali language course for professional immigrants from Yemen and Sudan. This course, named the “Tawaasol” program, is the first of its kind in Somalia, specifically designed to teach the Somali language to Arabic speakers. The graduation ceremony for the first group of students was attended...

Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka xaaskiisa oo maanta markale maxkamadda sare ee dalka kasoo muuqday.
Post

Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka xaaskiisa oo maanta markale maxkamadda sare ee dalka kasoo muuqday.

Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta bilaabeysa dhageysiga  kiiska uu ku eedeysan yahay Sayid-cali Macalin Daa’uud,  oo horey maxkamadda gobolka Banaadir ugu heshay in uu dab  qabadsiiyay uuna dilay xaaskiisa oo xaamilo aheyd. Sidoo kale, Sayid-cali Macalin Daa’uud ayaana racfaan ka qaatay xukunno dil ah oo ay horey ugu rideen maxkamadaha gobolka Banaadir iyo tan...