Congo (Raxanreeb online) – Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa sheegtay in ugu yaraan 129 qof la dilay xilli ay isku dayayeen in ay ka baxsadaan xabsiga dhexe ee Makala ee caasimadda Kinshasa galinkii dambe ee Axaddii, iyadoo intaa ku dartay in xaaladda hadda la xakameeyay. War qoraal ah oo la soo dhigay X...
Month: September 2024
Somaliland Parliament Rejects Immunity Removal for MP Maxamed Abiib
The Somaliland House of Representatives was presented today with a motion to remove the immunity of MP Maxamed Abiib Yusuf, who was arrested yesterday. The motion, which was part of an effort by President Muse Bihi’s government to remove Abiib from parliament, was rejected by a majority vote. Out of 57 MPs present, only 3...
SOMALIA:Puntland to send Ethiopian Refugees back home from Garowe
The Governor of Nugaal, Abdirahman Abshir (Qaanqaa), has announced that Ethiopian refugees in Garowe will be sent back to their home country due to concerns about security, hygiene, and cultural integration. Governor Qaanqaa stated that international organizations are assisting in the construction of temporary shelters for the refugees while they await their repatriation. This decision...
Egypt and Somalia’s Joint Military Drills in Horn of Africa Heighten Tensions with Ethiopia
Egypt and Somalia are planning to hold joint military exercises in the Horn of Africa, a move that could heighten tensions with Ethiopia, according to security officials. The exercises, expected to take place this month, will involve ground, air, and naval forces. Although specific details regarding the start date, duration, and number of troops remain...
Madaxweyne Putin oo booqasho aan lasii shaacin ku tagay dal xubin ka ah maxkamadda ICC.
Mangoli (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dalka Ruushka Vladamir Putin oo hore maxkamadda dembiyada caalamiag ee ICC u amartay in lasoo xiro ,ayaa booqasho lama filaan ah ku tagay dal xubin rasmi ah ka ah maxkamadda dambiyada caalamiga ee fadhigeedi yahay dalka Holland. Sidoo kale, Putin ayaana booqasho ku tagay magaalada Ulaanbaatar ee caasimadda dalka Mangolia,...
Diyaaradda Ethiopian Airlines oo sheegtay in ay joojisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Asmara.
Asmara (Raxanreeb online) – Ethiopian Airlines, ayaa joojisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Asmara dalka Eriteria, maanta oo ah, 3 September, 2024 iyadoona sababta ku sheegtay xaalado shaqo oo aad u adag oo ay kala kulantay Eritrea oo aaney awoodeeda lahayn iney xaliso. Sidoo kale, diyaaradda Ethiopian Airlines waxay ka xuntahay inay ku wargeliso macaamiisheeda...
Ciidamada Masar Iyo Soomaaliya oo wada qorshe ah in ay dhoolatus Milateri Sameeyaan Waqtiyada soo aadan.
Qaahir (Raxanreeb online) – Dowladaha Masar iyo Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in dhoollatus milateri oo wadajir ah ay ku sameeyaan gudaha Soomaaliya, dhoollatuskaas ayaana u muuqda mid sii kordhin karo xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya, sida ay saraakiisha ammaanka u sheegeen warbaahinta The National. Sidoo kale, dhoollatuskan Milateri oo la filayo in la...
Eritrea oo si adag u diiday in Jabuuti dekad siiso Itoobiya hanjabaadna dirtay.
Eriteria (Raxanreeb online) – Dowladda Eritrea, ayaa si adag uga hortimid qorshaha ay dowladda Jabuuti ku dooneyso in dowladda Itoobiya ku siiso dekadda magaalada Tojora, ee kutaalla marin xuduudeedka u dhaxeeya labada dal ee Jabuuti iyo Eritrea. Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Eritrea Cusmaan Saalax, ayaa sheegay in dalkiisa uusan aqbaleyn qorshaha Jabuuti ku dooneyso in...
SOMALIA:Kenya Airways Flight Blocked from Leaving Aden Adde Airport
Somali aviation authorities, along with the management of Aden Adde International Airport in Mogadishu, stopped a Kenya Airways flight from departing. This action was taken because the airline failed to explain why it mistreated Somali passengers who were held at Nairobi Airport for over 24 hours without proper care. The incident occurred after a Kenya...
Xildhibaan Maxamed Abiib oo lagu xiray magaalada Hargeysa xili uu safar kayimid.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland, ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka maanta xireen xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo katirsan Golaha Wakiillada maamulka Somaliland. Sidoo kale, Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa lagu xiray garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa xilli uu kasoo degay, waxaanu wararka sheegayaan in xildhibaanka uu ka yimid dalka...








