Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Axmed Siciid Maxamed ayaa maanta magaalada Nairobi ka furay tababar ku saabsan baarista iyo xaqiijinta dukumintiyada qofka oo ay ka qeyb galayaan hawlwadeennada Hay’adaha Socdaalka Soomaaliya iyo Kenya, sidoo kale Bareyaal ka tirsan laanta Baarista Dambiyada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee CID ayaa ka qeyb gelaya...
Month: October 2024
Iska horimaad dhaliyay khasaare kale duwan oo ka dhacay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.
Badhan (Raxanreeb online) – Iska horimaad khasaaro geestay ayaa saakay ka dhacay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, waxaana wali halkaasi laga soo sheegayaa in ay ka jirto xiisad u dhaxeysa ciidamada maamulka Puntland iyo ciidamo kale oo sheegtay Maakhir State. Sida ay wararka sheegayaan is raasaasaynta saakay ka dhacday magaalada Badhan ayaa ka dhalatay, kaddib...
Maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamay Luuq kadib heshiis nabadeed oo burburay.
Gedo (Raxanreeb online) – Xiisad colaadeed ayaa xalay ka dhacday degmada Luuq ee gobolka Gedo, iyadoo labo maleeshiyo beeleed ay ku dagaalameen kadib markii uu bur buray heshiis nabadeed oo dhowaan la dhex dhigay, waxaana dib u soo cusboonaatay xiisadda iyo cabsi soo wajahday dadka deegaanka. Dagaalka oo bilowday maqribnimadii caawa ayaa la isku adeegsaday...
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo mamnuucday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Hay’adda Duulista Rayidka ah ee Soomaaliya (SCAA) ayaa ku dhawaaqday xayiraad cusub oo lagu soo rogay isticmaalka nidaamyada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (Drones) ee agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho. Mamnuucidda, oo looga dan leeyahay in lagu wanaajiyo badqabka hawada, ayaa mamnuucday adeegsiga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee aan...
AFGOOYE: Xiisad ka dhalaty dilka sargaal iyo ilaaladiisa oo lagu weeraray degmada Afgooye.
Afgooye (Raxanreeb online) – Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu weeraray sargaal ciidan oo katirsanaa laamaha amniga degmada Afgooye, waxaana halkaasi dil iyo dhaawac loogu geestay qaar kamid ah ilaalada sargaalka. Sida wararku sheegayaan ciidamo kale oo katirsan dowladda Soomaaliya lana sheegay in ay ka baxeen...
Xog: Ergeyga QM oo Jubbaland ku taageeray inay aado doorasho dadban.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Xogo lagu kalsoon yahay oo hada nagaso gaaray Kismaayo aya ino xaqiijiyay in kulankii u dhaxeeyay Axmed Madoobe iyo James Swan uu kusoo idlaaday is af-garad. Madobe aya garnaqsaday kuna dooday in uusan diidaneyn doorasho qof & cod ah, balse jadwalki la sameeyay May 2023 aysan hal qodob ka hir-galin, guddi...
Somali Forces Successfully Repel Al-Shabaab Attack in Bakool Region
In a determined nighttime confrontation on the outskirts of Wajid district in Somalia’s Bakool region, government forces successfully repelled an assault by Al-Shabaab militants, securing control over the contested area. The fierce battle erupted when Al-Shabaab launched an attack using artillery fire, targeting the Somali National Army’s 60th Division base, leading to an intense exchange...
Dagaal beeleedyo ka soo cusboonaaday degmada Cadale ee gobolka shabeelaha dhexe.
Cadalle (Raxanreeb online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in xalay dagaal beeleed uu ka dhacay duleedka degmada Cadale ee gobolkaasi. Dagaal beeleedka ayaa la sheegay inuu ka dhacay deegaan qiyaastii 10 KM u jira magaalada xeebta ah, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ugu yaraan...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland oo howlgal ka sameeyay deegaanka Gole-shinbi.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa maamulka Jubbaland, ayaa howlgal sifeyn ah oo ka dhan Al-shabaab waxa ay ka fuliyeen deegaanka lagu magacaabo Gole-shinbi ee gobolka Jubbada Hoose. Qaar kamid ah Saraakiisha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa maamulka Jubbaland, ayaa sheegay in howlgalkan ciidamada fuliyeen uu ahaa mid...
Dowladda Poland oo sheegtay in ay xireyso xadka ay lawadaagto dalka Belarusi + Sababta.
Poland (Raxanreeb online) – Dalka Poland, ayaa go’aan ku gaaray in ay gabi ahaan xiraan xadka ay la wadaagaan dalka Belarus, si loo joojiyo qul qulka tahriibayaasha ee kasoo gudbaya xadka dalkaas la wadaago Belarusi, kuwaa oo kusii jeeda qaar kamid ah waddamada Yurub. Sidoo kale, War kasoo baxay dowladda Poland ayaa lagu sheegay in...








