Muqdisho (Raxanreeb online) – Kooxo hubeysan oo burcad lagu sheegay ayaa xalay deegaanka Warlaliska ee degmada Deyniile waxa ay ku dileen nin shacab ah, waxaana ninka la dilay la sheegay in laga dhacayay moobeel uu watay, isagoona ka biyo diiday in moobeelka si fudud looga qaato. Sidoo kale, burcada ayaana la sheegay in ay rasaas...
Month: October 2024
Muuse Jaamac Cige oo katirsanaa guddiga xuquuqal insaanka Somaliland oo is casilay.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Xubin muhiim ah oo katirsanaa guddiga komishinka xuquuqul insaanka maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in uu is casilay, kaddib qoraal uu soo saaray uu kaga hadlay is casilaadiisa iyo sababta rasmiga ah ee ku dhalisay. Sidoo kale, Muuse Jaamac Cige, oo kamid ahaa todobada xubnood ee guddiga xuquuqul insaanka maamulka Somaliland ayaa...
Turkey Launches Seismic Oil Exploration in Somali Waters
Turkey has taken a significant step in strengthening its ties with Somalia by dispatching the Oruc Reis, an oil exploration vessel, to conduct 3D seismic surveys off Somalia’s coast. The vessel embarked from Istanbul on Saturday, marking the beginning of Turkey’s offshore exploration efforts in Somalia. This development is part of a broader collaboration between...
Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday gobolka Galgaduud.
Galgaduud (Raxanreeb online) – Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drones-ka ayaa weeraro qorsheysan waxa ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud ee Dowlad Goboleedka Galmudug, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah sida wararku sheegayaan. Weerarada la beegsaday ayaa ka kala dhacay magaalooyinka Masagawaay, Baraag Sheekh Caamir ilaa Owsweyne, waxaana weerarka fuliyay...
Somali Forces Eliminate 47 Al-Shabaab Militants in Galgudud Offensive
The Somali government has announced a decisive military operation in the Galgudud region, resulting in the elimination of 47 Al-Shabaab militants. The operation, conducted by the Somali National Army (SNA) with support from national intelligence, local militias, and international partners, took place in the forested areas between Bidde Issa and Gerile, near El-Dheer town. Triggered...
Safaarada Itoobiya Oo Xaqiijisay Dhacdo Dhimasho Leh Oo Ay Ku Dhinteen 48 Muhaajiriin Ah Oo Ka Dhacay Xeebaha Jabuuti.
DJIBOUTI (Raxanreeb online) – Safaaradda Itoobiya ee dalka Jabuuti ayaa xaqiijisay in 48-kii qof ee tahriibayaasha ahaa ee sida xun ugu nafwaayay doonidii la qalibantay 01-October 2024 ay ahaayeen muwaadiniin Itoobiyaan ah. Dhacdadan ayaa waxaa ku lug lahaa labo markab oo buux dhaafiyay oo wadar ahaan 320 tahriibayaal ah ka soo qaaday Yemen kuna sii...
Eritrea iyo Masar oo laga yaabo inay buuxiyaan hadii ay baxaan ciidamada Itoobiya.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Soomaaliya ayaa ku adkeysaneysa qorshayaasha lagu qaabeynayo howlgalka Midowga Afrika ee xasilinta iyo taageerada Soomaaliya (AUSSOM) ee soo socda, iyadoo howlgalka Midowga Afrika ee hadda jira (ATMIS) uu gabagabo ku dhow yahay. La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macallin ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay ciidamada Itoobiya ka saari doonto howlgalka...
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo 24 ka tirsan Al-Shabaab ku dilay gobolka Shabeellaha Hoose.
Shabeellaha Hoose (Raxanreeb online) – Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in ay dileen 24 ka tirsan Al-Shabaab, 30 kalena ay dhaawaceen, kadib howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada. Howlgalkan oo ay fuliyeen guutada todobaad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa lagu beegsaday xaafado yar yar oo ay ka...
Maamulka Soomaaliland oo cambeereysay hadalo dowladda federaalka kajeedisay fadhiga golaha Qaramada Midoobay.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Maamulka Somaliland ayaa si adag uga horyimid hadalladii dhawaan dowladda Soomaaliya ka jeedisay shirkii Qaramada midoobay kaas oo ku wajahnaa doorashooyinka madaxtooyada iyo ta ururrada siyaasadda ee dhawaan ka qabsoomi doonta deegaannada Somaliland. Sidoo kale, War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaa lagu sheegay hadallada dowladda Soomaaliya yihiin qaar...
Taliyaha ciidanka boliiska oo kulamo laqaatay siyaasiyiin kasoo jeedo Puntland.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi Asad Diyaano ayaa kulan muhiim ah la qaatay xildhibaanada heer Federaal, siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda deegaannada maamulka Puntland. Xildhibaannadan, Siyaasiyiinta iyo waxgaradka uu la kulmay taliye Asad Diyaano , ayaa waxa ay si weyn usoo dhaweeyeen mas’uuliyadda cusub ee hoggaaminta taliska...








