GAROWE, Somalia — In the early hours of the morning, Puntland’s security forces repelled a daring assault on a regional army base in Dharjaale, near Bosaso town. The attack, led by ISIS militants, included foreign fighters from Morocco, Syria, and Ethiopia, according to Puntland’s Information Minister, Mohamud Aided Dirir. The swift and decisive response by...
Month: December 2024
Ajaaniib lagu dilay weerarkii saakey ka dhacay Dharjaale iyo Puntland oo war kasoo saartay
Bosaaso (Raxanreeb online) – Dagaallamayaal katirsan kooxda Daacish oo isugu jiray Soomaali iyo ajaaniib, ayaa saakay weerar xooggan oo ku bilowday qarax ismiidaamin ah waxa ay kusoo qaadeen fariisin ay ciidanka difaaca Puntland ku leeyihiin deegaanka Dharjaalle ee gobolka Bari. Sidoo kale, Weerarkan ayaa dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala...
Xuutiyiinta Yemen oo gantaal ku riday Israa’iil
Bosaaso (Raxanreeb online) – Kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ayaa la sheegay inay gantaal ku rideen dhanka Israa’iil, kaasoo dul maray hawada Soomaaliya. Dowladda Israa’iil ayaa maanta oo Talaado ah xaqiijisay inay ku guuleysteen ka hortagga gantaal laga soo riday Yemen ka hor inta uusan gudaha u gelin Israa’iil. Tani waxay keentay in la maqlo codadka...
Somali Forces Resolve Mutiny Near Harardhere Following El Baraf Tragedy
HARARDHERE, Somalia — Somali government forces from the Hiran region, stationed in Harardhere in the Mudug region, have successfully resolved a brief mutiny sparked by the deaths of fellow soldiers in El Baraf. Distraught over the recent killings, some soldiers had initially abandoned their frontline positions. However, mediation efforts by local district officials and senior...
Somali Forces Secure Lower Shabelle Villages in Anti-Al-Shabaab Operation
LOWER SHABELLE, Somalia — In a significant push to enhance regional security, Somali Armed Forces, including the 64th Brigade of the 7th Division, the 60th Division, and the Wanlawain Police Force, carried out a coordinated operation against Al-Shabaab militants across multiple areas in the Lower Shabelle region. The joint operation covered key villages such as...
Ruushka iyo Ukraine oo maxaabiis is dhaafsaday xili wali dagaalka uusan dhamaanin
Ukraine (Raxanreeb online) – Ukraine iyo Ruushka ayaa Isniintii isweydaarsaday maxaabiis dagaal, iyadoo labada dhinac ay dib isugu celiyeen in ka badan 300 oo maxaabiis hore ah. Sidoo kale, Kyiv ayaa dalka keentay 189 maxaabis oo hore, sida uu sheegay madaxweyne Zelensky, halka wasaaradda Ruushku ay sheegtay in 150 askari oo Ruush ah ay ku...
Wafdi ka kala socda beesha Abgaal iyo DF oo ku sii jeeda Beledweyne.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Waxaa maanta magaalada Beledweyne u baxaya wafdi culus oo ka kala socda beesha Abgaal iyo dowladda federaalka, kuwaas oo ka tagaya Muqdisho, si xal loogu helo xiisadda u dhaxeysa beelaha Abgaal iyio Xawaadle. Xiisaddan ayaa ka dhalatay kadib markii 7 askari oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka, kuwaas oo ka fasax...
Kooxda Daacish oo weerar ismiidaamin ah ku qaaday saldhig ciidan Putland ee Dharjaale
Dharjaale (Raxanreeb online) – Kooxda Daacish, ayaa saakay weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay iyo mid toos ah ku qaaday, saldhig ay ciidamada difaaca Puntland ku leeyihiin deegaan lagu magacaabo Dharjaale oo katirsan gobolka Bari. Sidoo kale, weerarka ayaa ku bilowday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu...
Sargaal loo adeegsanaayey soo qabashada Axmed Madoobe oo isku dhiibay Jubbaland
Kismaayo (Raxanreeb online) – Waxaa maanta magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, lagu soo bandhigay nin sargaal ah oo la sheegay in dowladda Soomaaliya hub iyo lacag badan siisay, si uu qal qal u galiyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo khilaaf kala dhaxeeyo dowladda Soomaaliya. Cabdishakuur Axmed Caali (Faarso), ayaa kamid ahaa xubnaha siyaasad ahaan...
Madaxweyne Deni oo talo wax ku ool ah usoo jeediyay DF iyo madaxdeeda
Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta ka hadlay munaasabad uu ku dhagax dhigayay isbitaal weyn oo laga dhisayo magaalada Garawe ee caasimadad Puntland, ayaa baaq muhiim ah u diray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeed. Sidoo kale, madaxweyne Deni, ayaa sheegay in dowladda Federaalka madaxdeeda laga rabo in ay noqdaan...