Garoowe (Raxanreeb online) – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ku qabtay dood kusaabsan xuska maalinta xaquuqda Aadanaha taas oo lagu iftimanaayey caqabadaha jira ee dhanka xaquuqda bulshadda an codka lahayn iyo sida lagu xallin karoo dhibaatooyinka garsoorka iyo u sinnaanta bulshadda ee shaqooyinka, Xilalka iyo adeeggyada garsoorka. Sidoo kale, daahfurka...
Day: December 10, 2024
DEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilkii ka qaaday Madaale mid cusubna u magacaabay
Muqdisho (Raxanreeb online) – Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii gobolka Banaadir, ahaana Duqii magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale, waxaana loo magacaabay Maxamed Axmed Amiir. Sida lagu shaaciyay wareegtada waxaa Madaale lagu beddalay Maxamed Axmed Amiir oo kasoo shaqeeyay arrimaha dhaqaalaha, horumarinta bulshada iyo maamulka iyo maaraynta. Sidoo...
Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjiraha dowladda UK oo kawada hadlaya xoojinta xiriirka labada dowladood
Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha UK Soomaaliya, Michael Nithavrianakis. Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjire Michael Nithavrianakis ayaa ka wada hadlay iskaashiga iyo danaha guud ee labada dal, gaar ahaan arrimaha amniga, siyaasadda, la-dagaallanka argagixisada iyo doorashooyinka dadweynaha dib loogu celinayo xaqa ay u...
Xasan Sheekh oo Ankara kula kulmaya Abiy Axmed
Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo wajahaya cadaadis xooggan oo ka imanaya mucaaradka gudaha iyo khatar sii kordheysa oo ku saabsan qalalaase rayid ah oo ka dhalan kara Jubbaland, ayaa la filayaa inuu safar degdeg ah oo aan qorsheysneyn ku aado Ankara, Turkiga, Talaadada, sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow Wasaaradda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda soomaaliya oo Itoobiya ku eedeeyay in ay hub soo galisay kuna baaqay in caalamka lala xisaabtamo.
muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Maxamuud Fiqi ayaa ku eedeeyay Itoobiya inay wiiqeyso xasiloonida gobolka, iyadoo hub sharci darro ah la soo gelisay Jubbaland, taasoo sii kordhineysa xiisadda u dhaxeysa labada dal ee deriska ah. Dowladda Soomaaliya ayaa ka digtay in falalka noocaan ah ay ka hor imaanayaan qawaaniinta caalamiga ah,...