Day: December 17, 2024

Home » Archives for December 17, 2024
Dagaal Xoogan Oo Hada Ka Socda Magaalada Ceerigaabo
Post

Dagaal Xoogan Oo Hada Ka Socda Magaalada Ceerigaabo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Ceerigaabo ayaa sheegaya in dagaal culus uu Oo udhexeeya ciidamada maamulada SSC-Khaatumo iyo Kuwa Somaliland. Dagaalka, oo bilowday saacad ka hor, ayaa la xaqiijiyay inuu sababay khasaare xooggan, iyadoo warar hordhac ahi ay sheegayaan in ciidamada Somaliland ay la kulmeen jab xooggan. Saraakiil ka tirsan ciidamada SSC-Khaatumo ayaa sheegay in...

Jubbaland oo markale MW Xasan iyo RW Xamse ku eedeysay kala fur furida deegaannada Jubbaland
Post

Jubbaland oo markale MW Xasan iyo RW Xamse ku eedeysay kala fur furida deegaannada Jubbaland

Kismaayo (Raxanreeb online) – Dowlad goboleedka Jubbaland , ayaa ku eedeysay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in wali uu wado kala furfurida iyo qalqal galinta amniga deegaanada nabadda ah Jubbaland, xilli horey DFS ugu fashilantay ciidankii ay geysay deegaanka Raaskanbooni. Sidoo kale, War lagu daabacay Telefishinka mamaulka Jubbaland, ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh...

Ukraine oo shaacisay mas’uuliyada dilkii loogeystay Lt Ge Kirillov
Post

Ukraine oo shaacisay mas’uuliyada dilkii loogeystay Lt Ge Kirillov

Ukraine (Raxanreeb online) – Dowladda Ukraine , ayaa sheegatay masuuliyadda dil maanta magaalada Moscow loogu geestay Lt Gen Kirrilov, oo ahaa hogaamiyihii ciidamada ilaalada hubka nukliyeerka Ruushka, waxaana sargaalkan lagu dilay qarax la dhigay gurigiisa hortiis. Saraakiil katirsan laamaha amniga dowladda Ukraine oo si hoose ula hadlay qaar kamid ah wakaaladaha wararka caalamka ugu afdheer...

Somalia and Sudan Discuss Strengthening Ties Amid Regional Challenges
Post

Somalia and Sudan Discuss Strengthening Ties Amid Regional Challenges

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Ahmed Moalim Fiqi, welcomed Sudan’s Acting Ambassador, Ammar Ahmed Babiker, to the Ministry’s headquarters on Monday. The meeting underscored the close and brotherly ties between the two nations, as they explored ways to deepen cooperation in areas of mutual interest. The leaders also took...

Jubbaland Accuses Mogadishu of Destabilizing Gedo
Post

Jubbaland Accuses Mogadishu of Destabilizing Gedo

KISMAYO, Somalia — Tensions between Somalia’s federal government and the regional administration of Jubbaland have escalated, with Jubbaland officials accusing President Hassan Sheikh Mohamud’s government of undermining regional stability and overstepping constitutional boundaries in the Gedo region. In a statement issued on Tuesday, Jubbaland leaders claimed that federal forces had been deployed to the region,...

Gabar 15jir aheyd oo toogasho ka geystay iskuul ku yaala Waqooyiga dalka Mareykanka
Post

Gabar 15jir aheyd oo toogasho ka geystay iskuul ku yaala Waqooyiga dalka Mareykanka

U S A (Raxanreeb online) – Toogasho ayaa ka dhacday Iskuul gaar loo leeyahay oo ku yaalla Waqooyiga dalka Mareykanka, waxaana toogashadan ku dhintay labo qof, waxaa isla goobta toogashada ay ka dhacday isku toogatay gabadhii ka dambeysay toogashada dhacday. Sidoo kale, boliiska dalaka Mareykanka ayaa sheegay in toogashada ka dhacday Dugsiga Abundant Life Christian...

Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Ansixiyay Tallaabooyin lagula Dagaalamayo leexinta Gargaarka iyo Khiyaannada.
Post

Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Ansixiyay Tallaabooyin lagula Dagaalamayo leexinta Gargaarka iyo Khiyaannada.

Beydhabo (Raxanreeb online) – Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ansixiyay siyaasad sharciyeed oo looga dan leeyahay in lagu ilaaliyo gargaarka bini’aadantinimo iyo ka hortagga leexinta iyo ku takrifalka gargaarka. Siyaasadda, oo cinwaankeedu yahay “Badbaadinta Caawinta Bini’aadantinimada”*, waxaa loo dejiyay si kor loogu qaado hufnaanta, isla xisaabtanka, iyo hufnaanta gaarsiinta gargaarka bini’aadantinimo...

Madaxweyne Xasan Shiikh iyo RW Xamse oo wali ku adkeysanaya damacooda Raaskambooni
Post

Madaxweyne Xasan Shiikh iyo RW Xamse oo wali ku adkeysanaya damacooda Raaskambooni

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya oo horey ugu fashilantay qorshe ay ciidamo badan ku geysay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose, ayaan wali ka harin qorshihii ay ku doonayeen in ay cadaadis ku saaraan maamulka Axmed Madoobe. Sida wararkuu sheegayaan dowladda ayaa mar kale diyaarado ay ciidamo badan saaran yihiin ka dejineysa degmooyin...

Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Post

Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Kismaayo (Raxanreeb online) – Maamul goboleedka Jubbaland oo warsaxafadeed soo saaray ayaa mar kale eedeyn culus u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, xilli ay weli halkeedii tahay xiisadda u dhexeysa labada dhinac. Jubbaland ayaa sheegtay in weli dowladda federaalka ay qalqal-gelin amni ka waddo gobolka Gedo, isla markaana ay adeegsaneyso ciidamadii amniga ee joogay gobolkaasi....