Moscow (Raxanreeb online) – Asma Al-asad oo ah gabar British ah oo uu qabo madaxweynihii xilka laga tuuray Suuriya ee Bashaar Al-assad ayaa lagu warramaya inay dalbatay furiin, iyadoona doonaysa inay dib ugu laabato Ingiriiska, kaddib markii ay dhibsatay ku noolaashaha Ruushka, sida uu sheegay wargeyska ka soo baxa Ingiriiska ee Daily Mirror. Sidoo kale,...
Day: December 23, 2024
Jubbaland oo ciidamo isugu jiro Nabad Sugid iyo Haramcad kasoo tarxiishay Kismaayo
Kismaayo (Raxanreeb online) – Waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo diyaarad laga soo saaray askar katirsanaa ciidanka nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya iyo askar kale oo iyana katirsanaa ciidanka booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad. Sidoo kale, Askartan Kismaayo diyaarada laga saaray oo gaaraya ilaa lix askari ayaa kamid ahaa ciidankii dowladda...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan laqaatay guddiga doorashooyinka madaxabanaan
Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadd Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan kula qaatay Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka isaga oo Warbixin ka dhageystay. Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddiga la wadaagay sida ay dowladda Soomaaliyeed uga go’antahay in dalka laga hirgaliyo doorasho qof iyo cod ah iyadoo awoodda loo...
Jubaland Security Forces Foil Landmine Plot in Kismayo
KISMAYO, Somalia — Jubaland security forces successfully prevented a potential catastrophe last night, defusing a landmine planted in a densely populated area of Kismayo. Acting on a tip from local sources, the forces carried out a covert operation to neutralize the improvised explosive device (IED), safeguarding the city’s residents and vital infrastructure. The IED was...
Clashes Between Somali Federal Forces and Jubaland Soldiers Erupt in Doolow
Doolow, Somalia – Violence broke out on Monday in the town of Doolow, Gedo region, as Somali Federal Government forces engaged in clashes with soldiers from the semi-autonomous Jubaland state. Sources speaking to local media reported that the conflict followed a federal curfew imposed after the arrival of affiliates linked to Jubaland President Ahmed Madobe....
DEG DEG: Dagaal udhexeeyo ciidanka DF iyo ciidanka Jubbaland oo ka socdo Doolow
Doolow (Raxanreeb online) – Dagaal udhexeeyo ciidanka maamulka Jubbaland iyo kuwa dowladda Federaalka ayaa hadda ka socda aaga degmada Doolow ee gobolka Gedo. Sidoo kale, dagaalkan udhexeeyo ciidanka Dowladda federaalka iyo kuwa Jubbaland ayaa ka dhashay, kaddib markii ciidanka dowladda ee ku sugan dhanka degmada Doolow gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow, ay diideen...
Maxey tahay fursada xiligan dowladda federaalka uheyso dadka reer Gedo?
Gedo (Raxanreeb online) – Xiisadda u dhexeyso dowladda federaalka iyo Jubbaland ayaa hadda mareysa halkii ugu xumeyd, kadib markii ay kala tageen Villa Soomaaliya iyo Jubbaland oo ku kala aragti duwanaaday arrimo siyaasadeed, qaasatan doorashooyinka dalka ka dhici kara, oo Villa Somalia ay u aragto in muddada u harsan ay ku qabankarto doorasho qof iyo...
Turkiga oo ka digay oo in faragelin shisheeye lagu sameeyo maamulka cusub ee Suuriya
Suuriya (Raxanreeb online) – Maamulka cusub ee la wareegay talada dalka Suuriya, ayaa durba qaadaya tallaabooyin muhiim ah ay ku doonayaan wanaajinta xiriirka kala dhaxeeya dowladaha dariska la ah iyo kuwa caalamka, si meesha looga saaro fikradaha dowladaha qaar ka qabaan. Sidoo kale, dalal dhowr ah ayaa la sheegay in ay wadaan faragelin gudaha ah...
Wasiirka ammniga gudaha Somaliland oo kulan laqaatay safiirka Itoobiya ujooga Hargeysa
Hargeysa (Raxanreeb online) – Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Gudaha Somaliland Cabdalle Maxamed Carab, ayaa kulan gaar ah la qaatay wakiilka, safiirka u dhigma ee dowladda Itoobiya u fadhiya magaalada Hargeysa Ambassador Teshome Shunde Hamito. Sidoo kale, Kulanka dhexmaray Wasiirka iyo wakiilka Itoobiya u jooga Somaliland, ayaa isbarasho kaddib looga hadlay xariirka labada dhinac ka...