GALKAIO, Somalia – Tribal violence has flared up once again in Somalia’s Mudug region, with fierce clashes reported on Saturday morning between militias aligned with the Galmudug and Puntland administrations in the Jiicboor area. Eyewitnesses in the area describe a dire and volatile situation, as both sides have reportedly deployed a variety of weapons, intensifying...
Day: December 28, 2024
Somalia’s Hirshabelle Minister Suspends DC Over Soldiers’ Killing
JOWHAR, Somalia — The Minister of Internal Affairs for Hirshabelle State, Abdi Dahir Gure (Karoore), has suspended El Baraf’s governor, Yusuf Hassan Khurshow after six soldiers were killed in an ambush attack by a local clan militia on Friday. The minister revealed that Khurshow’s suspension stems from suspicions of his involvement in the soldiers’ deaths which...
Dagaal beeleed markale dib uga qarxay Gobolada Mudug iyo Puntland
Mudug (Raxanreeb online) – Dagaal xooggan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda maamulada Galmudug iyo Puntland, ayaa saakay ka qarxay galbeedka gobolka Mudug, gaar ahaan deegaanno ay labada maleeshiyo horey ugu dagaallameen. Sidoo kale, dagaalka ayaa maanta ka qarxay deegaan lagu magacaabo Jiicboor, waxaana wararka hadad soo baxaya sheegayaan in dagaalka...
A Historic Partnership: Tanzania and Somalia Forge New Diplomatic Ties
Tanzania (Raxanreeb online) – A significant and historic partnership has been forged between Tanzania and Somalia, marking a pivotal shift in their diplomatic engagement. Until this year, the two nations maintained a distant relationship despite existing diplomatic ties. However, recent developments have transformed this dynamic significantly since December 2023, when Somalia joined the East African...
Itoobiya oo wax laga xumaado ku tilmaantay in laga reebo Howlgalka Cusub AUSSOM
Addis Ababa (Raxanreeb online) – Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay si rasmi ah u ansixiyay howlgalka cusub ee taageerrada iyo xasillinta Midowg Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) oo beddelaya howlgalka sii dhammaanaya sannadkan ee ATMIS. Sidoo kale, Ciidamada Itoobiya ayaa horey uga mid aheyd howlgalka waqtiga sii dhamaanayo ee ATMIS, waxaana ciidamada Itoobiya laga...
Qoyska madaxweynihii xilka laga tuuray ee Suuriya oo la ogaaday in ay ukala carareen dalal kale
Suuriya (Raxanreeb online) – Xubnaha qoyska Madaxweynihii xilka laga tuuray ee dalka Suuriya, ayaa galay kala carar kaddib markii dalkaasi la wareegeen xooggaga mucaaradka, waxa ayna qoyskii talada Suuriya hayay u kala dhoofeen dalal kale oo ay magangalyo weydiisteen. Sidoo kale, masuuliyiin katirsan dowladda Lubnaan, ayaa sheegaya in adeerka Madaxweynihii hore ee dalka Suuriya Rifaat...
Xuutiyiinta Yemen oo xoojiyay weerarada ay ka geystaan gudaha Magaalada Tel Aviv
Tel Aviv (Raxanreeb online) – Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen, ayaa sii xoojiyay weerardaa gantaalada u adeegsanayaan oo ay ku qaadaayaan magaalada Tel Aviv ee caasimadda maamulka Israa’iil, waxa ayna saakay mar kale weerar culus ku qaadeen qeybo kamid ah caasimadda Israa’iil. Sidoo kale, War kasoo baxay Xuutiyiinta ayey ku sheegeen in gantaal ballistic ah oo...