Kismaayo (Raxanreeb online) – Waxaa maanta magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, lagu soo bandhigay nin sargaal ah oo la sheegay in dowladda Soomaaliya hub iyo lacag badan siisay, si uu qal qal u galiyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo khilaaf kala dhaxeeyo dowladda Soomaaliya. Cabdishakuur Axmed Caali (Faarso), ayaa kamid ahaa xubnaha siyaasad ahaan...
Day: December 30, 2024
Madaxweyne Deni oo talo wax ku ool ah usoo jeediyay DF iyo madaxdeeda
Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta ka hadlay munaasabad uu ku dhagax dhigayay isbitaal weyn oo laga dhisayo magaalada Garawe ee caasimadad Puntland, ayaa baaq muhiim ah u diray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dadka Soomaaliyeed. Sidoo kale, madaxweyne Deni, ayaa sheegay in dowladda Federaalka madaxdeeda laga rabo in ay noqdaan...
Somali Security Forces Arrest Drug Traffickers in Mogadishu
Mogadishu – Somali security forces conducted a well-coordinated operation in Gubadley district last night, resulting in the arrest of several armed individuals suspected of trafficking illicit drugs, including cannabis. The operation, carried out by the Banadir Regional Security Forces, led to the apprehension of four armed suspects and the seizure of seven loads of cannabis...
Imaaraadka carabta oo soo dhaweysay dhex-dhexaadinta Turkiga ka dhex bilaabay Suudaan
Riyadh (Raxanreeb online) – Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa soo dhaweeysay dhexdhexaadinta Turkiga ee loogu talagalay in lagu soo afjaro dagaalka ka socda Suudaan. Sidoo kale, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka ayaa ku sheegtay bayaan ay soo saartay inay diyaar u tahay inay la shaqeyso oo ay iska kaashadaan Turkiga si loo dhammeeyo khilaafka Suudaan, iyadoo...
El-Sisi oo Geeska Afrika kala hadlay Macron wuxuu faahfaahiyay doorka Masar ee Soomaaliya.
QAAHIRA (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa ka wada hadlay xaaladda Geeska Afrika mar uu Sabtidii khadka taleefoonka kula hadlay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, sida ay sheegtay madaxtooyada Masar. El-Sisi ayaa hoosta ka xarriiqay xiriirka hoose ee ka dhexeeya amniga Geeska Afrika iyo amniga qaranka Masar. Wuxuu carabka ku dhuftay sida ay...
Dowladda Mareykanka oo ka hadashay sababta aysan ugu codayn howlgalka AUSSOM.
New York (Raxanreeb online) – Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horraysay ka hadashay sababta ay uga gaabsatay inay u coddeyso qaraarka lagu meel marinayay Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Warsaxaafadeed lagu faafiyay bogga rasmiga ah ee howlgalka Maraykanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Mareykanku go’aansaday inuu ka fiirsado taageerada...
Ciidamada Dowlada oo burburin ku sameyay xaafada buula weekiyo ee Degmada Xamar Jajab.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Shacabka ku nool xaafada Buula Weekiyo ee Degmada Xamar Jajab ayaa saakay kusoo toosay Ciidamo tira badan iyo Cagaf cagafyo la galinayo Guryihii ay Xaafada ka degaanayeen. Sida ay dadka qaar sheegeen Shacabka Xaafadaasi ku nool ayaa waqti hore ay Dowladda ku wargelisay inay baneeyaan maadama dhulkaasi yahay mid ay Dowladu...