Syria (Raxanreeb online) – Mucaaradka hubeysan ee Suuriya ee dagaalka kula jira ciidamada milatariga dowladda iyo maleeshiyaadka shiicada ah ee taageersan, ayaa guulo waa weyn ka gaaray dagaalka ay ku jiraan, waxa ayna qabsadeen magaalooyin, saldhigyo ciidan iyo xarumo badan oo dowladeed. Sidoo kale, War-saxaafadeed kasoo baxay mucaaradka Suuriya ee dagaalka ku jira ,ayaa loogu...
Month: December 2024
Dowladda Federaalka oo gabi ahaanba joojisay duulimaadyadii tagi jiray Kismaayo & Nairobi
Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqday tallaabo kale oo ka dhan ah maamulka Jubbaland, xilli ay meel xun mareyso xiisadda siyaasadeed ee u dhexeyso dowladda federaalka iyo Jubbaland. Sidoo kale, xogo hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in dowladda federaalka ay hakisay duulimaadyadii tooska ahaa ee tagi jiray magaalooyinka Nairobi iyo...
Mas’uul katirsanaa mamaulka Soomaaliland oo isku soo dhiibay ciidanka SSC-Khaatumo
Sanaag (Raxanreeb online) – Faahfaahino kala duwan oo ka imaanaya koonfurta gobolka Sanaag ayaa kusoo watamaya in maanta halkaas lagu soo dhaweeyay guddoomiye ku xigeenkii gobolka ee Somaliland Jaamac Maxamuud Warsame, kaas oo kasoo goostay maamulka Hargeysa. Sidoo kale, guddoomiye Jaamac Maxamuud oo saakey gaaray degmada Fiqifuliye ee koonfurta Sanaag, ayaa si weyn loogu soo...
WAR- SAXAAFADEED Ururka Warbaahinta SSC-Khaatumo – MAS waxay walaac ka muujineya
Ururka Warbaahinta SSC-Khaatumo – MAS waxay walaac ka muujineyaan, isla markaana cambaareynayaan xadhiga iyo gacan qaadka maamulka SSC-Khaatumo ugaysanayo suxufiyiinta ku nool magaalada Laascaanood, kuwaasi oo marwalba kasoo warama xaalada guud ee degaanada SSCK iyo soo gudbinta xogaha siyaasiga ah ee bulshada ka daahsoon. Dhacdooyinka beegsiga suxufiyiinta ayaa ah mid soo badanaysa bilihii lasoo dhaafay,...
Tiradii ugu badneyd kooxda Al-shabaab oo usoo ruqaansatay dhanka degmada Balcad
Balcad (Raxanreeb online) – Faahfaahino dheeraad ah oo naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ee dowlad goboleedka HirShabelle ayaa sheegaya in dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab ay dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo horleh ay ka bilaabeen gobolkaasi. Sida ay kusoo waramayaan ilo dadka deegaanka ah, kooxda Al-Shabaab ayaa fariisimo cusub haatan waxa ay ka sameysatay aagga degmada Balcad ee...
Ciidamo dheeraad ah oo Dowladda Federaalka maanta geysay Magaalada Raaskambooni.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Ciidamo katirsan kuwa Xoogga Dalka oo xoojinaya ciidankii horey loo geeyay Magaalada Xeebta leh ee Raaskambooni ayaa saakay gaaray Magaaladaas, Diyaarado wada Ciidankaas, Gaadiid Dagaal iyo saanad kale ayaa caga-dhigtay Garoonka Diyaaradaha Magaaladaan. Wararka soo baxaya waxa ay sheegayaan in Magaalada Raaskambooni ay ku wajahan yihiin mas’uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya...
Somali Opposition Boycotts Poll Committee,accuses president Constitutional Violations
MOGADISHU, Somalia — Somali opposition leaders Sharif Sheikh Ahmed, Hassan Ali Khayre, and Abdirahman Abdishakur announced on Wednesday their decision to boycott the newly passed electoral law and the poll committee recently approved by parliament. In a joint press release, the leaders accused President Hassan Sheikh Mohamud of violating the constitution by allegedly shaping the...
Somalia Mourns the Loss of Senator Gaagaab
MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud has extended his condolences following the death of Senator Mohamed Ali Yusuf Gaagaab in Turkey, according to a statement released by the presidency on Tuesday. The president praised Senator Gaagaab for his dedication and service to the Somali people. “Senator Gaagaab’s contributions to our nation will be remembered...
Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay Madaxii Maaliyadda Al-Shabaab ee duulaanka Buur Hakaba.
Beydhabo (Raxanreeb online) – Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Degmada Buur Hakaba ee Gobolka Baay ku qabtay Sargaal sare oo dhanka dhaqaalaha u qaabilsanaa Al-Shabaab, kaasi oo dhabar jab xoogan ku ah Shabakadda Maalgelinta u qaabilsanaa Al-Shabaab oo ku sugnaa mid ka mid ah deegaanada ay ku xoogan yihiin. Maxbuuskan oo...
Ciidamada dowladda Kenya oo isaga baxaya deegaano u dhow degmada Afmadow.
Afmadow (Raxanreeb online) – Wararka laga helayo xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay isaga baxeen fariisimo muhiim ah oo ay ku lahaayeen deegaannada xadka labada gobol, una u dhow degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose. Ilo wareedyo xilkas ah ayaa innoo sheegay in ciidamada ay dib ugu laabteen...









