Month: December 2024

Somali Security Forces Arrest Drug Traffickers in Mogadishu
Post

Somali Security Forces Arrest Drug Traffickers in Mogadishu

Mogadishu – Somali security forces conducted a well-coordinated operation in Gubadley district last night, resulting in the arrest of several armed individuals suspected of trafficking illicit drugs, including cannabis. The operation, carried out by the Banadir Regional Security Forces, led to the apprehension of four armed suspects and the seizure of seven loads of cannabis...

Imaaraadka carabta oo soo dhaweysay dhex-dhexaadinta Turkiga ka dhex bilaabay Suudaan
Post

Imaaraadka carabta oo soo dhaweysay dhex-dhexaadinta Turkiga ka dhex bilaabay Suudaan

Riyadh (Raxanreeb online) – Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa soo dhaweeysay dhexdhexaadinta Turkiga ee loogu talagalay in lagu soo afjaro dagaalka ka socda Suudaan. Sidoo kale, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka ayaa ku sheegtay bayaan ay soo saartay inay diyaar u tahay inay la shaqeyso oo ay iska kaashadaan Turkiga si loo dhammeeyo khilaafka Suudaan, iyadoo...

El-Sisi oo Geeska Afrika kala hadlay Macron wuxuu faahfaahiyay doorka Masar ee Soomaaliya.
Post

El-Sisi oo Geeska Afrika kala hadlay Macron wuxuu faahfaahiyay doorka Masar ee Soomaaliya.

QAAHIRA (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa ka wada hadlay xaaladda Geeska Afrika mar uu Sabtidii khadka taleefoonka kula hadlay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, sida ay sheegtay madaxtooyada Masar. El-Sisi ayaa hoosta ka xarriiqay xiriirka hoose ee ka dhexeeya amniga Geeska Afrika iyo amniga qaranka Masar. Wuxuu carabka ku dhuftay sida ay...

Dowladda Mareykanka oo ka hadashay sababta aysan ugu codayn howlgalka AUSSOM.
Post

Dowladda Mareykanka oo ka hadashay sababta aysan ugu codayn howlgalka AUSSOM.

New York (Raxanreeb online) – Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horraysay ka hadashay sababta ay uga gaabsatay inay u coddeyso qaraarka lagu meel marinayay Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Warsaxaafadeed lagu faafiyay bogga rasmiga ah ee howlgalka Maraykanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Mareykanku go’aansaday inuu ka fiirsado taageerada...

Ciidamada Dowlada oo burburin ku sameyay xaafada buula weekiyo ee Degmada Xamar Jajab.
Post

Ciidamada Dowlada oo burburin ku sameyay xaafada buula weekiyo ee Degmada Xamar Jajab.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Shacabka ku nool xaafada Buula Weekiyo ee Degmada Xamar Jajab ayaa saakay kusoo toosay Ciidamo tira badan iyo Cagaf cagafyo la galinayo Guryihii ay Xaafada ka degaanayeen. Sida ay dadka qaar sheegeen Shacabka Xaafadaasi ku nool ayaa waqti hore ay Dowladda ku wargelisay inay baneeyaan maadama dhulkaasi yahay mid ay Dowladu...

Somalia, Djibouti Bolster Security and Trade Ties
Post

Somalia, Djibouti Bolster Security and Trade Ties

Djibouti City, Djibouti — Somali President Hassan Sheikh Mohamud and Djibouti President Ismail Omar Guelleh convened in Djibouti City on Sunday to address pressing regional security issues and reinforce their nations’ partnership. The discussions centered on critical topics such as enhancing counter-terrorism efforts, fostering trade, and bolstering border security. Both leaders reaffirmed their shared commitment...

Burundi Withdraws from New AU Mission in Somalia Amid Troop Allocation Dispute
Post

Burundi Withdraws from New AU Mission in Somalia Amid Troop Allocation Dispute

NAIROBI, Kenya—Burundi has formally announced its decision to withdraw from the newly established African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM). This move, conveyed by Burundi’s ambassador to the African Union, Willy Nyamitwe, underscores escalating tensions over troop allocation and deployment strategies within the mission. Ambassador Nyamitwe revealed that his position aligns with that...

Shil diyaaradeed oo geystay khasaare badan oo ka dhacay koonfurta South Korea
Post

Shil diyaaradeed oo geystay khasaare badan oo ka dhacay koonfurta South Korea

South Korea (Raxanreeb online) – Inta laxaqiijiyay 178 qof ayaa ku dhimatay shil diyaaradeed oo saakay ka dhacay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muan ee dalka Kuuriyada Koofureed. Sidoo kale, Shilka ayaa yimid kaddib marki diyaaradda Jeju oo wadday rakaab gaaraya 181 qof ay ka baxday dariiqa ay diyaaradaha ku ordan marka ay duulayaan...

Khasaaraha ka dhashay dagaal beeleedka ka socda deegaanka Jiicboor ee Gobolka Mudug
Post

Khasaaraha ka dhashay dagaal beeleedka ka socda deegaanka Jiicboor ee Gobolka Mudug

Mudug (Raxanreeb online) – Xiisad colaadeed ayaa weli ka taagan degaanka Jiicboor oo ka tirsan gobolka Mudug halkaasoo ay maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamayeen labo maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda  maamulada Puntland iyo Galmudug. Sidoo kale, dagaalka Jiicboor ee galbeedka gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhashay, khasaare badan iyadoo maleeshiyooyinka ay isku...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya oo isku arkay Jabuuti
Post

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya oo isku arkay Jabuuti

Jabuuti (Raxanreeb online) – Jabuuti Waxaa shalay gaaray Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ka dib casuumad uu ka helay dhigiisa Jabuuti. Sidoo kale, Socdaalkiisu Waa Hal Maalin, Waxaana Qoraal laga soo saaray Villa Somalia lagu sheegay inay labada Madaxweyne ka wada hadli doonaan Danaha labada Wadan. Dhanka kale, Waxaa isna gaaray...