MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Ahmed Moalim Fiqi, welcomed Sudan’s Acting Ambassador, Ammar Ahmed Babiker, to the Ministry’s headquarters on Monday. The meeting underscored the close and brotherly ties between the two nations, as they explored ways to deepen cooperation in areas of mutual interest. The leaders also took...
Month: December 2024
Jubbaland Accuses Mogadishu of Destabilizing Gedo
KISMAYO, Somalia — Tensions between Somalia’s federal government and the regional administration of Jubbaland have escalated, with Jubbaland officials accusing President Hassan Sheikh Mohamud’s government of undermining regional stability and overstepping constitutional boundaries in the Gedo region. In a statement issued on Tuesday, Jubbaland leaders claimed that federal forces had been deployed to the region,...
Gabar 15jir aheyd oo toogasho ka geystay iskuul ku yaala Waqooyiga dalka Mareykanka
U S A (Raxanreeb online) – Toogasho ayaa ka dhacday Iskuul gaar loo leeyahay oo ku yaalla Waqooyiga dalka Mareykanka, waxaana toogashadan ku dhintay labo qof, waxaa isla goobta toogashada ay ka dhacday isku toogatay gabadhii ka dambeysay toogashada dhacday. Sidoo kale, boliiska dalaka Mareykanka ayaa sheegay in toogashada ka dhacday Dugsiga Abundant Life Christian...
Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Ansixiyay Tallaabooyin lagula Dagaalamayo leexinta Gargaarka iyo Khiyaannada.
Beydhabo (Raxanreeb online) – Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ansixiyay siyaasad sharciyeed oo looga dan leeyahay in lagu ilaaliyo gargaarka bini’aadantinimo iyo ka hortagga leexinta iyo ku takrifalka gargaarka. Siyaasadda, oo cinwaankeedu yahay “Badbaadinta Caawinta Bini’aadantinimada”*, waxaa loo dejiyay si kor loogu qaado hufnaanta, isla xisaabtanka, iyo hufnaanta gaarsiinta gargaarka bini’aadantinimo...
Madaxweyne Xasan Shiikh iyo RW Xamse oo wali ku adkeysanaya damacooda Raaskambooni
Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya oo horey ugu fashilantay qorshe ay ciidamo badan ku geysay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose, ayaan wali ka harin qorshihii ay ku doonayeen in ay cadaadis ku saaraan maamulka Axmed Madoobe. Sida wararkuu sheegayaan dowladda ayaa mar kale diyaarado ay ciidamo badan saaran yihiin ka dejineysa degmooyin...
Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Maamul goboleedka Jubbaland oo warsaxafadeed soo saaray ayaa mar kale eedeyn culus u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, xilli ay weli halkeedii tahay xiisadda u dhexeysa labada dhinac. Jubbaland ayaa sheegtay in weli dowladda federaalka ay qalqal-gelin amni ka waddo gobolka Gedo, isla markaana ay adeegsaneyso ciidamadii amniga ee joogay gobolkaasi....
Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya usoo dirtay guutooyin cusub oo ciidan badeed ah
China (Raxanreeb online) – Ciidan cusub oo ka tirsan Ciidanka Badda Shiinaha ayaa Axaddii shalay ka shiraacday Deked Milatari oo ku taalla Magaalada Zhoushan ee Gobolka Zhejiang ee Bariga Shiinaha, si ay ula wareegaan howl gal galbin ah oo ay ka mid yihiin Ciidamadii hore ee ku sugnaa Gacanka Cadmeed iyo Biyaha Soomaaliya. Markabka 47-aad...
Puntland oo diyaarisay Ciidamo duullaan ku qaada Daacishta ku sugan Gobolka Bari.
Garoowe (Raxanreeb online) – Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa diyaarisay Ciidamo isugu jira Daraawiish, Nabadsugid iyo kuwo gaar ah oo dhowaan tababar qaas ah la siiyay si ay ugu duullaan deegaanno katirsan dhulka buuraleyda ah ee Gobolka Bari oo saldhig u ah Kooxda Daacish. Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan gaar ah la qaatay saraakiisha...
Maamulka Somaliland oo Xabsiga dhigtay 40 kamida Rag kasoo jeeda beelaha harti oo iyaga ushaqeynayay.
Maamulka Somaliland ee magaalada Ceerigaabo ayaa xalay guryahooda kala baxay rag gaadhaya 40 kuwas oo iyaga ushaqeynayay kana soo jeeda beelaha Harti ee dega magaalada Ceerigaabo. Liiska ragga an helnay magacyadooda ee hada Xabsiga kujira ayaa waxaa kamida.Taliyahii Turubitaariyada Gobolka Sanaag Gaashanle Dhexe:- Maxamed Cali Xaaji Ciise, Taliye xigeenkii Police Gaashanle Dhexe:- Maxamud Cali Geeldhalaa.Taliye...
DEG DEG: Agaasimaha Gaadiidka ee Wasaaradda Howlaha guud ee SSC-Khaatumo oo shaqadii laga joojiyay.
Wasiirka wasaarada Howlaha guud iyo Gaadiidka iyo dib udhiska maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Cabdi Warsame ayaa shaqadii ka joojiyay Agaasimaha waaxda Gaadiidka Kamaal Xasan Axmed.Warqad goordhow kasoo baxday xafiiska wasiirka ayaa lagu sheegay inuu Kamaal kukacay waxyaaba an waafaqsaneyn nidaamka maamulka uu ka tirsan yahay.Sidoo kale eedeynta loo jeediyay Agaasimaha ayaa waxaa kamida inuu si sharci...








