Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaaro geystay oo galabta ka dhacay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhacay Maqaaxi Shaaha lagu iibiyo, taasi oo si gaar ah ugu taallay xaafadda Xoosh ee degmada Dharkenley, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo...
Day: August 3, 2025
Somali ku xayirneed Suudaan oo dalka dib loogu soo celiyay
Khartum ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa 18 muwaadin oo ku xayirnaa gudaha dalka Suudaan, dib ugu soo celisay dalka. Muwaadiniin Soomaaliyeed, ayaa waxaa sameeyey dagaalka sokeeye ee ka socda dalkaasi, waxaana dedaal dheer kaddib dib loogu soo celiyay Soomaaiya. Qoraalka kasoo baxay safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan, ayaa lagu sheegay in Safaaradda Jamhuuriyadda Soomaaliya...
Puntland oo ciidamo badan geyneysa gobolka Sanaag
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa ciidamo badan oo kamid ah kuwa badda ee PMPF, waxa ay geyneysa magaalada xeebeedka Laasqorey ee gobolka Sanaag. Ujeedka ay ciidamada ay Puntland u geyneyso magaalada Laasqorey, ayaa lagu sheegay in ay tahay sidii ay uga abaabuli laheyd howlgallada ka dhanka ah kooxda Daacish, haddii ay isku dayaan...
Ruushka iyo Ukraine oo ku dagaalamay meel u dhow Badda Madow
Ukraine ( Raxanreeb Online) Gantaalka Ruushka ayaa burburiyay guryo iyo dhismayaal rayid ay degganaayeen oo ku yaalla magaalada koonfurta Ukraine ku taalla ee Mykolaiv, sida ay sheegeen saraakiisha maxalliga ah. Ugu yaraan saddex qof oo rayid ah ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhaawacmeen magaalada u dhow Badda Madow, oo marar badan ay duqeeyeen...



