Day: August 21, 2025

Home » Archives for August 21, 2025
Maxaa looga hadlay kulan maanta ee golaha wasiirrada Soomaaliya ?
Post

Maxaa looga hadlay kulan maanta ee golaha wasiirrada Soomaaliya ?

Muqdisho (Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey Hindise Sharciyeedka Dambiyada Saybarka Soomaaliya, oo ay golaha u soo gudbisay Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda. Sharcigan, ayaa xoogga saaraya, sirta, bed-qabka iyo amniga nidaamyada kombiyuutarka, shabakadaha iyo barnaamijyada, ka-hortagga isticmaalka sharci-darrada ah ee nidaamyada kombiyuutarrada, oggaanshaha, baarista, dacwad ku oogidda...

Mareykanka oo ka digay in weeraro halis ah inay ka dhacaan Nairobi
Post

Mareykanka oo ka digay in weeraro halis ah inay ka dhacaan Nairobi

Nairobi ( Raxanreeb Online) Dawladda Maraykanka ayaa ka digtay falal argagixso oo kooxaha qaar ay ka gaysan karaan dalka Kenya, gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Nairobi. “Kooxaha argagixisada, sida al-Shabaab, keliya khatar joogto ah kuma aha Kenya oo dhan, laakiin sidoo kale Nairobi. Goobaha sida Hoteellada, Safaaradaha, makhaayadaha, suuqyada iyo, Iskuullada, saldhigyada Booliska, goobaha...

Askarigii Maraykanka ahaa ee isku beddelay qabqable ka hawlgala Soomaaliya
Post

Askarigii Maraykanka ahaa ee isku beddelay qabqable ka hawlgala Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xuseen Maxamed Faarax Caydiid, wuxuu dalka Maraykanka tagay sanadkii 1979 kii, isaga oo nin yar ah. Markii uu dhameeyay dugsiga sare ayuu ku biiray ciidmada Maraykanka. Sida uu qoray bogga ka faalooda arrimaha ciidamada Maraykanka, meelo kala duwan ayaa ciidan ahaan loogu qaaday Xuseen, oo ay kamid tahay Kuwait. Sanadkii 1991...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhalliil kulul u jeediyay mucaaradka
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhalliil kulul u jeediyay mucaaradka

Dhuusamareeb ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlaya arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin hidisaha doorashooyin qof iyo cod ah, wax-ka-bedddelka Dastuurka iyo wadahalladii u dhaxeeyay dawladda iyo mucaaradka. Xasan Sheekh ayaa ku dhalliilay xubnaha mucaaradka ee la baxay Madasha Samata-bixinta in ay iyagu...