Day: August 27, 2025

Home » Archives for August 27, 2025
Ciidanka Puntland oo kooxda Daacish ka qabsaday hub fara badan
Post

Ciidanka Puntland oo kooxda Daacish ka qabsaday hub fara badan

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ciidanka difaaca Puntland ay maanta ka sameeyeen Togga Baalade’e ee Buuraladeyda Calmiskaat, gaar ahaan aaga Kalshalayaal oo saldhig weyn ay kooxda Daacish halkaasi ku laheyd. Ciidanka ayaa inta uu howlgalka socday waxa ay gacanta kudhigeen Hubkii ugu badnaa oo noocyo kale duwan leh, iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday xarunta Warshadaha Tamarta iyo Kiimikada ee Ningdong, Ningxia
Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday xarunta Warshadaha Tamarta iyo Kiimikada ee Ningdong, Ningxia

Yinchuan(Raxanreeb) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagay xarunta Warshadaha Tamarta iyo Kiimikada ee Ningdong oo ku taalla Gobolka Ismaamulka Ningxia Hui, kaas oo ah aag horumarineed oo muhiim ah, iyo mid ka mid ah xarumaha hormuudka u ah Shiinaha ee isbeddelka warshadaha iyo tamarta. Booqashada ayaa ujeedkeedu ahaa in Soomaaliya...

Taliyaha ciidanka dhulka oo abaabul dagaal kawada Shabeellaha Hoose
Post

Taliyaha ciidanka dhulka oo abaabul dagaal kawada Shabeellaha Hoose

Number 50 (Raxanreeb) Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullahi Cumar, iyo Ganeraal Sebahattin Kalkan, Taliyaha Ciidanka Turkisom, ayaa gaarey deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose. Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidamada ee ku sugan deegaanka Number 50 ee gobolka Shabellaha Hoose. Intaa ka dib, Taliyaha Ciidanka Dhulka...