Day: August 17, 2025

Home » Archives for August 17, 2025
Shacabka Qasa oo ka cararaya weerarrada milatariga Yahuuda ee Qasa
Post

Shacabka Qasa oo ka cararaya weerarrada milatariga Yahuuda ee Qasa

Falastiin ( Raxanreeb Online) Kumanaan qof oo degan Koonfurta xaafadda Zaytuun ee magaalada Qasa ayaa ka cararaya, halkaas oo duqeymo joogto ah oo Israa’iil ay maalmo ka waday ay ka abuureen xaalad “musiibo ah”, sida ay warbaahinta u sheegeen maamulka magaalada Qasa ee ay maamusho Xamaas. Ugu yaraan 40 qof ayaa lagu dilay weerarro Israa’iil...

Maamulka cusub ee Waqooyi Bari oo yeeshay Xildhibaanno
Post

Maamulka cusub ee Waqooyi Bari oo yeeshay Xildhibaanno

Laascaanood ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta la shaaciyay liiska Xildhibaanada golaha wakiilada maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, oo maalmihii lasoo dhaafay xulistiisa ku howlanayeen guddiga loo xilsaaray. Liiskan oo ka kooban 83 mudane oo loo qeybiyay beelaha degga gobollada maamulkaasi ka taliyo, ayaa waxaa kamid noqday 4 haween ah iyo 79 rag ah. Sida ku...

Trump oo ku adkaynaya Ukraine inay aqbasho heshiiska nabada ee Ruushka
Post

Trump oo ku adkaynaya Ukraine inay aqbasho heshiiska nabada ee Ruushka

Ukraine ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in diidmada Ruushka ee ah in la ogolaado xabbad joojinta ay adkeyneyso dadaallada lagu joojinayo dagaalka. “Waxaan aragnaa in Ruushku uu diiday baaqyo badan oo xabbad-joojin ah oo aannu weli go’aamin goorta uu joojinayo dilka. Tani waxay sii adkeynaysaa xaaladda,” ayuu ku yiri qoraal uu...

Madaxweynihii hore ee dalka oo ka digay in ay halis keeni karto in la xiro xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Post

Madaxweynihii hore ee dalka oo ka digay in ay halis keeni karto in la xiro xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul uga digay qorsho uu tilmaamay in ay wado dowladda federaalka Soomaaliya, kaasi oo ah in ay dooneyso inay xirto xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ( UNSOM) ee Soomaaliya. Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in arrintan ay khatar gelin karto hannaanka doorashada dalka,...