Day: August 4, 2025

Home » Archives for August 4, 2025
Axmed Madoobe oo kulan xasaasi ah la qaatay madaxa howlgalka AUSSOM
Post

Axmed Madoobe oo kulan xasaasi ah la qaatay madaxa howlgalka AUSSOM

Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, iyo wafdi uu hoggaaminayay oo booqasho ku yimid Jubaland. Wafdiga, oo ay ka mid yihiin saraakiil sare oo ka tirsan Hawlgalka AUSSOM, ayaa kulanka ay la...

Safiirrada dalalka Ghana iyo Itoobiya oo laga guddoomay nuqul kamid ah warqadaha danjirannimo
Post

Safiirrada dalalka Ghana iyo Itoobiya oo laga guddoomay nuqul kamid ah warqadaha danjirannimo

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Ghana u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Robert Afriyie. Wasiir Cabdisalaam ayaa si diirran u soo dhoweeyay Danjire Afriyie oo guda-galaya howlaha loo igmaday, isaga oo...

Howlgalka khasaaro lagu gaarsiiyay kooxda Shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
Post

Howlgalka khasaaro lagu gaarsiiyay kooxda Shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Bariire ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal ay iska kaashanayeen ciidanka xoogga iyo kuwa AUSSOM, ay ka sameeyeen gudaha deegaanka Bariire ee katirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan ayaa inta uu socday saraakiisha waxa ay sheegeen in dagaal xooggan ay la galeen ciidamada is kaashanaya kooxda Al-shabaab, isla markaana khasaaro xooggan...

Doon siday tahriibayaal badan oo ku degtay xeebaha dalka Yemen
Post

Doon siday tahriibayaal badan oo ku degtay xeebaha dalka Yemen

Yemen ( Raxanreeb Online) In ka badan 60 qof oo tahriibayaal ah ayaa ku dhintay ka dib markii doon ay la socdeen ku dhawaad 150 qof oo ku degtay xeebaha dalka Yemen oo cimiladu xumayd Axaddii shalay ahayd. Doonta ayaa ku degtay gobolka Abyan ee koonfurta Yemen, waxaana la helay meydadka 68 qof, sida uu...

Netanyahu oo qorsheynaya inuu ballaariyo howlgalka milatari ee Qasa
Post

Netanyahu oo qorsheynaya inuu ballaariyo howlgalka milatari ee Qasa

Warbaahinta Israa’iil ayaa ku warramaysa in Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu uu ku dadaalayo in la ballaariyo howlgallada milatari ee Gaza, xilli ay ismari waayeen wadahadallo xabbad-joojin ah oo aan toos ahayn oo lala yeeshay Xamaas. Sida laga soo xigtay sarkaal Israa’iili ah – oo ay si weyn u soo xiganayso warbaahinta gudaha – Mr Netanyahu...