Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay hannaanka la xisaabtanka Golaha Wasiirrada ee ku aaddan waxyaabihii u qabsoomay wasaaradaha sanadkii la soo dhaafay, iyada oo laga duulayo howlaha horutabinta u leh xukuumadda DanQaran, si sare loogu qaado tayada nolosha iyo horumarka bulshada Soomaaliyeed....
Day: August 18, 2025
Home » Archives for August 18, 2025
Post
August 18, 2025August 18, 2025Warar
Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus oo ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo kooxa Al-shabaab ay maanta ku qaaday saldhig ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed, ay ku lee yihiin deegaanka Barujeed ee duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Dagaal ayaa markii hore ku biloowday qaraxyo kaddib waxaa xigay dagaal toos ah oo labada...
Post
August 18, 2025August 18, 2025Warar
In ka badan 200 qof oo weli la raadinayo dalka Baakistaan
Pakistan (Raxanreeb Online) ika badan 200 oo qof ayaa weli lagu la’yahay hal degmo oo ku taalla waqooyi-galbeed ee Baakistaan kaddib markii fatahaado ay ka dhaceen halkaasi, sida uu sheegay sarkaal dawladda u hadlay. Daadad xooggan ayaa maalmihii las oo dhaafay ku dilay in ka badan 300 oo qof Pakistan iyo gobolka ay Pakistan maamusho...


