Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Danjire Aweys Xaaji Yuusuf in uu noqdo Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha. Danjire Aweys waxa uu leeyahay khibrad qoto dheer oo ku saabsan maamulka iyo amniga qaranka, isagoo hore u soo qabtay xilal muhiim ah oo ay ka mid yihiin: Hoos...
Month: August 2025
Dadka laga so tarxiilayo Mareykanka oo shaaciyay dalka la geynayo
Kigali ( Raxanreeb Online) Mareykanka iyo Rwanda ayaa ku heshiiyey in dalka Afrika uu qaabilo illaa 250 muhaajiriin ah oo laga soo tarxiilay Mareykanka, afhayeen u hadlay dowladda Rwanda oo la hadlay wakaaladda wararka ee Reuters. Sidoo kale sargaal u hadlay aqalka ayaa sheegay in maamulka madaxweyne Donald Trump uu mawqif adag ka taagan yahay...
Wasiirkii hore ee Batroolka oo weerar afka ku qaaday dowladda Soomaaliya
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka hore ee Batroolka iyo Macdanta ee Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa weerar afka ah ku qaaday dowladda Soomaaliya isaga oo ku eedeeyay in aysan si dhab ah u hubinin aqoonsiga iyo ujeedooyinka dilumaasiyiinta ajaanibta ah ee dalka loo soo diro. Mudane Cabdirisaaq oo qoraal ku baahiyay baraha bulshada, ayaa sheegay...
Hindiya oo ku biirtay dagaal-ganacsiyeedka Maraykanka iyo Ruushka
Washington (Raxanreeb Online) Xilli muddooyinkii u dambeeyay uu socday dagaal ganacsi oo ka dhashay cashuuraha dheeri ah ee uu dala badan ku soo rogay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa markan waxa soo baxaya hadallo ka soo yeedhaya dawaldda Hindiya oo ku tilmaantay hanjabaadda Trump ee ka dhanka ah Ruushka mid aan caqliga geli karin. Hadalkan...
Maxey kawada hadleyn wasiirka maaliyadda ee XFS iyo safiirka Ingiriiska ?
Muqdisho (Raxanreeb Online) Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa kulan midho-dhal ah la yeeshay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Mr. Charles King, kadib kulan ka dhacay xarunta Safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho. Intii uu socday kulanka, waxaa diiradda lagu saaray dadaallada horumarineed ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xukuumadda Dan Qaran ay ka...
Axmed Madoobe oo kulan xasaasi ah la qaatay madaxa howlgalka AUSSOM
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, iyo wafdi uu hoggaaminayay oo booqasho ku yimid Jubaland. Wafdiga, oo ay ka mid yihiin saraakiil sare oo ka tirsan Hawlgalka AUSSOM, ayaa kulanka ay la...
Safiirrada dalalka Ghana iyo Itoobiya oo laga guddoomay nuqul kamid ah warqadaha danjirannimo
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Ghana u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Robert Afriyie. Wasiir Cabdisalaam ayaa si diirran u soo dhoweeyay Danjire Afriyie oo guda-galaya howlaha loo igmaday, isaga oo...
Faah faahin: Gabar dhallinyaro ah oo lagu dilay degmada Ufaayn ee gobolka Bari
Ufayn ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay gabar dhallinyaro ah oo lagu dilay deegaan hoostaga degmada Ufayn ee gobolka Bari ee maamulka Puntland Goob joogayaal kamid ah dadka deegaanka, ayaa sheegay in gabadha rasaas qeybta jirkeeda looga toogtay, isla markaana ay u geeriyootay. Alle ha u naxariistee, ayaa lagu magacaabi jiray Maymuun...
Howlgalka khasaaro lagu gaarsiiyay kooxda Shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
Bariire ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal ay iska kaashanayeen ciidanka xoogga iyo kuwa AUSSOM, ay ka sameeyeen gudaha deegaanka Bariire ee katirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan ayaa inta uu socday saraakiisha waxa ay sheegeen in dagaal xooggan ay la galeen ciidamada is kaashanaya kooxda Al-shabaab, isla markaana khasaaro xooggan...
Doon siday tahriibayaal badan oo ku degtay xeebaha dalka Yemen
Yemen ( Raxanreeb Online) In ka badan 60 qof oo tahriibayaal ah ayaa ku dhintay ka dib markii doon ay la socdeen ku dhawaad 150 qof oo ku degtay xeebaha dalka Yemen oo cimiladu xumayd Axaddii shalay ahayd. Doonta ayaa ku degtay gobolka Abyan ee koonfurta Yemen, waxaana la helay meydadka 68 qof, sida uu...









