Day: December 25, 2025

Home » Archives for December 25, 2025
RW Xamsa oo kormeer ku tagay goobo ay ka socoto doorashada golaha deegaanka
Post

RW Xamsa oo kormeer ku tagay goobo ay ka socoto doorashada golaha deegaanka

Muqdisho (Raxanreeb Online) Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagay goobo ay ka socoto cod-bixinta doorashada goleyaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo saaka ay bulshada ku nool caasimaddu si weyn ugu dareereen xarumaha cod-bixinta. Ra’iisul Wasaaraha, oo booqday goobo ku yaalla degmooyinka Shangaani, Boondheere iyo Xamar-Jajab, ayaa dul-istaagay habsami-u-socodka doorashada, amniga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa dhiibtay baaqna diray
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa dhiibtay baaqna diray

Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Qamar Cali Cumar ayaa maanta codkooda ka dhiibtay Seejada Tiyaatarka Qaranka, halkaas oo ay ka socotay doorashada tooska ah ee Goleyaasha Deegaanka Gobolka Banaadir. Madaxweynaha iyo Marwada Koowaad ayaa goobta kula kulmay boqolaal muwaadiniin ah oo codkooda dhiibanayey, iyaga oo...

Shacabka Muqdisho oo 57 kaddib saakay u dareeray doorasho Qof iyo Cod
Post

Shacabka Muqdisho oo 57 kaddib saakay u dareeray doorasho Qof iyo Cod

Muqdisho (Raxanreeb Online) Saakay magaalada Muqdisho, waxey ku waabariisatay waji cusub oo ku aadan sidii hore, kaddib markii saakay shacabka Muqdisho u dareereen doorashada golayaasha deegaanka oo 57 kaddib ka dhaceyso Muqdisho. Muqdisho waa bandowa Waxaa gabi ahaan xiran waddooyinka waa weyn ee magaalada, goobaha ganacsiga iyo waxbarashada, halka dekadda Muqdisho iyo garoonka diyaaradaha ay...

Post

Somalia: President Mohamud urge Banadir residents to make history after 57 years

President Hassan Sheikh Mohamud has urged registered voters to turn out in large numbers and participate in the historic local council election happening on December 25th in the Banadir region. In a televised state of address a few hours before the first one-person-one-vote election in Somalia, President Mohamud noted that Mogadishu was moving away from...