Day: February 4, 2026

Home » Archives for February 4, 2026
Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka oo xilka la wareegay
Post

Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka oo xilka la wareegay

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo Taliyihii hore Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, kaddib munaasabad ka dhacday Wasaaradda Gaashaandhigga. Ra’iisul Wasaaraha oo...

Somalia Begins Printing Voting Cards for Local Elections
Post

Somalia Begins Printing Voting Cards for Local Elections

Mogadishu — Somalia has begun preparations for the production of voting cards for upcoming local elections, marking a key step in the country’s transition toward a one-person, one-vote electoral system, the head of the National Electoral Committee said on Monday. Briefing national political associations, NEC Chairman Abdikarin Ahmed Hassan outlined progress on voter registration and...

Dr Maryan Qaasim oo ku guuleystay doorashada hoggaanka guddiga xuquuqul Insaanka Soomaaliya
Post

Dr Maryan Qaasim oo ku guuleystay doorashada hoggaanka guddiga xuquuqul Insaanka Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb Online) Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada guddoomiyaha  Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuql Insaanka Soomaaliya. Doorashadan, oo markii hore loo qorsheeyay inay qabsoonto toddobaadkii hore, ayaa dib u dhacday kaddib caqabado farsamo iyo loollan siyaasadeed oo xoogganaa, balse saakay ayay bilaabmatay codeyn ay ku tartameen murashaxiin miisaan culus ku leh hay’adaha dowladda iyo...

US Delivers Arms to Somali Army
Post

US Delivers Arms to Somali Army

Mogadishu — The United States Africa Command (United States Africa Command”) has delivered weapons and military equipment to officers of the Somali National Army (SNA) involved in ongoing counter-terrorism operations against Al-Shabaab in the Middle Shabelle region of the Hirshabelle State. US military officials said the assistance is intended to enhance the operational capacity of...

Mogadishu Security Tightened as Army Command Transfers
Post

Mogadishu Security Tightened as Army Command Transfers

Mogadishu — The newly appointed Commander of the Somali National Army, General Ibrahim Mohamed Mahmoud, on Tuesday formally assumed office from the outgoing commander, Lieutenant General Odowaa Yusuf Rage, during an official handover ceremony held at the Ministry of Defence in Mogadishu. The ceremony was attended by the Prime Minister of the Federal Government of...

Wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Libiya Qadaafi oo lagu dilay dalkaasi
Post

Wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Libiya Qadaafi oo lagu dilay dalkaasi

Liibiya (Raxanreeb Online) Saif al-Islam Gaddafi, oo ahaa wiilka hoggaamiyihii hore ee Liibiya Col Muammar Gaddafi, ayaa la xaqiijiyay in la dilay. Geerida ninkan 53 jirka ahaa, oo mar si weyn loogu arkayay inuu ahaa dhaxal-sugaha aabbihii, waxaa maanta shaaciyay koox ay isku dhawaayeen , sida ay werisay Wakaaladda Wararka Liibiya. Walaashiis ayaa u sheegtay...

Mareykanka oo hub culus siiyay ciidanka xoogga ee ka howlgalla Shabeellaha Dhexe
Post

Mareykanka oo hub culus siiyay ciidanka xoogga ee ka howlgalla Shabeellaha Dhexe

Shabellaha Dhexe (Raxanreeb Online) Ciidamada Mareykanka ayaa agab ciidan iyo hub kala duwan ku wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe. Taageeradan ayaa lagu sheegay in ay qeyb ka tahay taageerada joogtada ah ee dowladda Mareykanku la garab taagan tahay Soomaaliya, iyo iskaashiga amni ee labada dhinac ee lagu xoojinayo dadaallada...