Muqdisho ( Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho, waxaa maanta kulan uga soconaya ku dhawaad 80 xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo laga ganaaxay fadhiyada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa haatan kulan ku leh guriga Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre. Xildhibaannadan, oo isku magacaabay Baarlamaanka Xorta ah, ayaa qorsheynayay in kulankoodu saaka ka furmo Hotel Jaziira, hayeeshe...
Day: February 14, 2026
Farmaajo Meets Jubbaland and Puntland Leaders in Mogadishu Amid Political Disputes
MOGADISHU, Somalia — Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo convened a political meeting in Mogadishu on Saturday with the leaders of Jubbaland and Puntland, in talks focused on Somalia’s current political situation. Sources familiar with the discussions said the meeting is examining a range of nationally contentious issues, including disputes over the electoral process, disagreements...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka,oo madaxda Yurub kula hadlay…
Munich ( Raxanreeb Online) Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, ayaa u sheegay shirka ammaanka ee Munich in Washington ay doonayso inay dib u cusboonaysiiso, xulafadeeda dalalka Yurub. Rubio wuxuu sheegay in Mareykanku mar walba ahaan doono “ilmo ka tirsan Yurub,” wuxuuna ku adkeystay in dalkiisu doonayo inuu ilaaliyo xiriirkaas halkii uu ka soo...
Dowladda oo shaacisay tirada dadka ay abaarta saameysay
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya aya sheegtay in abaarta ba’an ee xilligan ka jirta dalka Soomaaliya ay saameyn ku yeelatay noolasha malaayiin qof oo xool.a dhaqato ah. Rai’sul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare oo khudbad jeedinayay, ayaa sheegy in dad tiradoodu ay gaareyso 7 milyan oo qof ay saameyn ku yeelatay abaarta. Waxaa...
Booliska Soomaaliya oo ka hor-istaagay xildhibaano kulan ku lahaa Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Qaar kamida Xubnaha Xildhibaanada la magac baxay Baarlamaanka xorta ah oo saakay doonayay in ay kulan ku yesheen hotel Jaziira ee magaalada Muqdisho, ayaa laga hor-istaagay sida ay xaqiijiyeen xildhibaano katirsan mucaaradka. Wararka ayaa waxa ay intaas ku darayaan in Taliska Booliiska Gobolka Banaadir uu cadaadis ku saaray hotelka Jaziira inuusan...
Farmaajo oo kulan la leh madaxda Puntland iyo Jubbaland
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow la filaya in hoteelka ay Muqdisho ka degan yihiin Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland, Siciid Deni iyo Axmed Madoobe kula kulmi doona. Afhayeenka Madaxweynihii hore Cabdirashiid Duqoow, ayaa inoo xaqiijiyey kulanka balse, waxa u ka gaabsaday waxyaabaha ay ka wada hadli doonaan MW...





