Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Cabdisalaan Cali , ayaa maanta uga qayb galay xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa shirka heer wasiir ee Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika (AU PSC), kaas oo diiradda lagu saaray hawlgalka AUSSOM iyo xaaladda Suudaan. Wasiirka ayaa ugu mahadceliyey hoggaanka Midowga Afrika iyo dalalka...
Day: February 12, 2026
Ciidamo katirsan Somaliland oo jirdil xun u geystay Qaxooti Suuriyaan ah oo ku nool Hargeysa
Hargeysa ( Raxanreeb Online) Ciidamo katirsan maamulka Somaliland ayaa maanta Jirdil iyo Xarig ku bilaabay Qaxootiga wadamada Carabta ee ku nool magaalada Hargeysa. Muuqaal ku baahay baraha bulshada ayaa lagu arkayay tacadiyo kala duwan oo ay la kulmayaan Qoysas kasoo jeeda qaxootiga Suuriyaanka ah ee ku nool magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland. Tacadiyadan oo isugu...
Madaxweyne Kenya oo ku dhawaaqay talaabo farxad gelisay shacabka Kenya
Mandheera ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto oo booqasho rasmi ah ku maraaya Gobolka Waqooyi Bari ee Somalida ayaa Magaalada Mandera kaga dhawaaqay tallaabo farxad galisay Shacabka ku dhaqan Ismaamulka Mandera. “Waa wax aan la aqbali karin in walaalaheenna reer Kenya ee ku nool Mandera ay ka go’naadaan ehelkooda iyo deriskooda ku sugan...
Mas’uuliyiin katirsan maamulka dowladda Hoose ee Burco oo la xiray
Burco ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya mas’uuliyiin katirsan dowladda hoose ee Burco oo maanta lagu xariga xabsiga dhexe ee magaaladaasi. Amarka lagu xiray mas’uuliyiintaas ayaa lagu sheegay inuu ka yimid xafiiska Hantidhowrka Somaliland, kaasi oo ku eedeeyay xubnahan lunsasho hanti qaran. Mas’uuliyiinta la xiray ayaa ka kooban todobo xubnood oo...
Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif oo dalka dib ugu soo laabtay, xili…
Muqdisho (Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho waxaa goordhow soo gaaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, kadib safar dibadda ah oo uu ku maqnaa maalmahan. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in maanta la filayo inuu kulamo gaar ah la yeesho Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa caasimadda Muqdisho....
Deni iyo Axmed Madoobe oo weerar culus ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho (Raxanreeb Online) Magaalada Muqdisho tan iyo shalay waxaa ka soconaya kulamo siyaasadeed oo gaar gaar ah ayna lee yihiin xubnaha mucaaradka, kaasi oo ay uga hadlayaan suurtagalnimada qabashada shirka watashiga ee ay icmaalisay dowladda federaalka iyo qodobada ay miiska la tagi doonaan. Xalay sidoo kale magaalada Muqdisho, waxaa ka dhacday kulan casho sharaf ah...
Somalia makes history as it makes its way to the AU peace and Security council seat.
The Federal Republic of Somalia has been elected to the African Union Peace and Security Council (PSC) for a 3-year term running from 2026 to 2028. Somalia now sits at the helm of the African Union Peace and Security Council after the Wednesday election held in Addis Ababa, Ethiopia. The victory is more than a...
Deni vows to stay in Mogadishu until a consensus is reached.
Puntland President Sadi Abduallah Deni has revealed he will only leave Mogadishu for Garowe upon reaching a consensus on the contentious electoral framework model for the 2026 election. Speaking at a political gathering in Mogadishu on Wednesday after arriving for the critical, much-awaited talk with the Federal government leaders, Deni made it clear he has...





