Muqdisho ( Raxanreeb Online) Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo, waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, kasoo degtay diyaarad xamuul millatari oo ah nooca Airbus A400M Atlas ah, oo ay leeyihiin Ciidamada Cirka Turkiga. Diyaaradda oo ka soo kacday Saldhigga cirka ee Kayseri Erkilet ee Turkiga, ayaa la rumeysan yahay in imaanshaheedu la xiriiri...
Day: February 9, 2026
Soomaaliya oo bogaadisay Suudaan oo dib ugu mid noqotay IGAD
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweeysay go’aanka ay Dowladda Jamhuuriyadda Suudaan dib ugu billowday ka-qaybgalkeedii buuxda ee Urur-Goboleedka Horumarinta Geeska Afrika (IGAD). “Soomaaliya waxay si gaar ah u tixgelinaysaa adkeynta iskaashiga heer gobol ee kala dhexeeya Jamhuuriyadda Suudaan, kaas oo tiir-dhexaad u ah xoojinta wada-shaqeynta wax-ku-oolka ah ee caalamiga ah, isla...
Masar oo khuburo amni dhaqaatiir u soo direysa Soomaaliya
Qaahira ( Raxanreeb Online) War kasoo baxay dowladda Masar ayaa lagu sheegay in Masar ay qorsheysay in saraakiil khuburo ah oo dowladda Soomaaliya ka caawinaya amniga iyo dagaalanka argagixisada. Hadalkan ayaa soo baxay kaddib markii ay kulan Qaahir shalay ku yesheen madaxda Masar iyo Soomaaliya. Masar ayaa horay fasax ogolaansha oo ku aadan in ciidamadeeda...
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis militari
Riyadh (Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa heshiis iskaashi ciidan ah la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sucuudiga, Sumuwal Amiir Khaalid Bin Salmaan. Heshiiskan ayaa lagu xoojinayaa iskaashiga dhinacyada difaaca iyo milatariga ee labada dal, waxaana uu diiradda saaraya arrimo kala duwan oo ay wada daneynayaan Soomaaliya iyo Sucuudiga, gaar ahaan amniga,...
Somalia in Defence Talks with Saudi Arabia over JF-17 Fighter Jets
Reports suggest that the Federal Government of Somalia is exploring the acquisition of JF-17 fighter aircraft as part of a broader package of military assistance discussed with the Kingdom of Saudi Arabia. According to sources with knowledge of the discussions, Riyadh requested that Mogadishu formally submit a list of priority defense requirements it seeks Saudi...
Muxuu ku saabsan yahay safarka madaxweynaha Masar uu ku tagayo Imaaraatka ?
Qaahira (Raxanreeb Online) Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al- Sisi ayaa kuwajahan Imaaraatka Carabta, maalin ka dib markii uu la kulmay dhiggiisa Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo todobaadyo kahor xumaaday xiriirkii uu la lahaa Imaaraatka Carabta. Bayaan ay soo saartay madaxtooyada Masar, ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Cabdulfataax Al-Sisi safarkiisa lagu tilmaamay mid walaaltinimo, kaas oo...





