The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, accompanied by a delegation, arrived in Tanzania earlier today to participate in the 25th Ordinary Summit of Heads of State of the East African Community (EAC). Upon arrival, the President was received by officials from the Government of Tanzania as well as representatives from...
Day: March 7, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Aruusha
Aruusha ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaasi oo uu kaga qayb galayo Meertada 25-aad ee Shir madaxeedka sanadlaha ah ee Madaxda Ururka Bulshada Bariga Afrika,(EAC). Madaxweynaha ayaa kulanka ka jeedindoona khudbad ku saabsan xoojinta iskaashiga gobolka ee...
Jaamacadda Carabta oo kulan degdeg ah ka yeelaneysa beegsiga Iiraan ee dalalka Khaliijka
Waxaa la filaya in kulan degdeg ah ay berri oo Axad ah yeeshaan wasiirrada arrimaha dibadda dalalka ku mideysan Ururka Jaamacadda Carabta, kaasi oo looga arrin sanayo colaada ka jirta bariga dhexe iyo beegsiga lagu hayo dalalka Khaliijka. Kulanka ayaa la filaya in xubnaha ay diirada si gaar ah uga saraan beegsiga Iiraan ee dalalka...
Wefdi uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh oo u amba baxay dalka Tanzania
Aruusha ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta u dhoofay magaalada Ruusha ee caasimada dalka Tanzaaniya, halkaasi uu ka qeyb galayo meertada 25-aad ee shir madaxadeedka Ururka dallada bulshada Bariga Afrika oo ay ku mideysan yihiin ilaa iyo sideed dalka. Wefdiga madaxweynaha waxaa qeyb ka ahaa wasiirka arrimaha dibadda...


