Jabuuti ( Raxanreeb Online) Sida ay sheegeen ilo diblumaasi, dawladda Itoobiya ayaa diiday qorshe ay u soo jeedisay Jabuuti oo ahaa in 60% saami ka siinayso dekedda Tadjoura ee Jabuuti. Dawladda Jabuuti, ayaa sheegtay in dalabkan ay u bandhigtay Itoobiya in ay saami badan uga hesho Dekeddaha dalkeeda, balse ay taasi iska diiday, iyada oo...
Day: April 12, 2026
Somalia’s Federal Parliament Swears In New MP and Deputy Ministers
The Standing Committee of the Federal Parliament of Somalia convened an extraordinary session in Mogadishu today, during which newly appointed ministers and a member of parliament were formally sworn in. The meeting was chaired by the Speaker of the House of the People, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe), and took place at the parliamentary headquarters...
Wada-hadaladii u dhaxeeyay Mareykanka iyo Iiraan oo fashil ku dhammaaday
Wada-hadallo socda muddo saacada ah kaddib madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka JD Vance ayaa sheegay in wafdiga Maraykanku ay dalkoodii ku laabanayaan iyadoo aan wax heshiis ah la gaarin. Vance wuxuu sheegay inay la hadleen madaxweynaha Maraykanka dhowr jeer intii ay socdeen dooduhu. Wuxuu xusay in kooxdiisu ay ku guuldarraysatay inay Iran ka helaan xaqiijin ah inaysan...
Maxaa looga hadlay kulanka guddiga joogtada ee golaha shacabka ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay yeesheen Guddiga Joogtada ah kaas oo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa. Ugu horreyn, Guddoomiyaha ayaa furay kulanka, wuxuuna xubnaha Guddiga Joogtada warbixin ka siiyey safar uu ku tagay magaalada Baydhabo, oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay xuska sannad-guurada aasaaska ciidanka xoogga
Muqdisho (Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Waxaa goobta lagu soo bandhigay ciidan tiro badan oo leh tayo heersare ah, kuna qalabeysan gaadiid dagaal oo casri ah, iyo diyaarado dagaal oo ka mid ah kuwa ugu...
SOMALIA: President Leads Army Day Celebrations as Forces Hold Military Parade
A ceremony marking the 66th anniversary of the founding of the Somali National Army is currently taking place at the Ministry of Defence headquarters in Mogadishu. The event is attended by the President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, alongside senior commanders and officials from various branches of the armed forces. The...





