Afgaanistaan (Raxanreeb Online) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxa Taliban ee Afgaanistaan, Xibatullah Akhundzada, kaas oo ka digaya in khilaafaadka gudaha ay ridi karaan xukuumaddiisa.
Baaritaan socday sanad oo ay sameysay BBC Afghan Service, ayaa lagu ogaaday in laba kooxood ay u loolamayaan hoggaanka Taliban.
Mid ka mid ah ayaa la safan hoggaamiyaha sare iyo siyaasadihiisa adag.
Midka kale ayaa la sheegay inuu doorbidayo ka qeyb galka caalamiga ah iyo in haweenka la siiyo fursado ballaaran oo waxbarasho ah.
Afhayeen sare oo u hadlay Taliban ayaa beeniyay in uu jiro kala qeybsanaan balse waxa uu qiray in ay jiraan kala.

Leave a Reply