Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Markabkii dhawaan la afduubtay oo kusoo xirtay dekadda Boosaaso
Post

Markabkii dhawaan la afduubtay oo kusoo xirtay dekadda Boosaaso

Dekadda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland waxaa shalay kusoo xirtay markabkii ugu horreeyey ee wada badeecad ganacsi oo konteenaro ah, kaddib markii dhawaan la dhisay qeyb cusub oo dekadda lagu soo kordhiyay. Markabka M.V. Martin One oo wada badeecado kala duwan oo konteenaro ah ayaa kasoo shiraacday dekad kutaalla dalka Imaaraadka Carabta,...

Xiisad dagaal oo ka taagan Galgaduud iyo Ciidamo…
Post

Xiisad dagaal oo ka taagan Galgaduud iyo Ciidamo…

Xiisadda dagaal oo u dhaxeeyso laba maleeshiyo Beeleed ayaa saaka ka taagan degaanka Laan Buraale oo u dhow Balli-dhiig oo u dhow xad beenaadka Galgaduud iyo  Dowlad degaanka Soomaalida ee Gobolka Qoraxeey. Shalay halkaasi ayaa waxaa ku dagaalamay laba maleeshiyo Beeleed, waxaana inta la xaqiijiyay dagaalkaas ku geeriyooday laba Ruux halka tiro intaasi ka badan...

DEG DEG:- Ciidamada dowladda oo ku burburin ku billaabay Xaruntii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Post

DEG DEG:- Ciidamada dowladda oo ku burburin ku billaabay Xaruntii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Ciidamo Booliis iyo Nabad Sugid isugu jira oo watay Gawaarida wax lagu burburiyo ee Cagafcagafta ayaa saaka aroornimadii burburin ka bilaabay Xaruntii Wasaaraddda Arimaha gudaha ee degmada Boondheere. Xaruntaas oo tan iyo burburkii ay daganaayeen qoysas ayaa bilihii la soo dhaafay digniin loo diraayey inay ka guuraan ah Dadka degan, hayeeshee ay ka dhega-adeegeen. Booliiska...

Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay in Ciidamo loo soo diro Soomaaliya
Post

Baarlamaanka Turkiga oo ansixiyay in Ciidamo loo soo diro Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay Ansixinta qaraarka uu baarlamaanka Jamhuuriyadda Türkiga uu maanta ansixiyey kaas oo la xariira in ciidamada badda ee Turkiga loo diro Soomaaliya. Wasiirka waxaa uu sheegay in tallaabadaan ay ka dhigan tahay tallaabo muhiim ah oo lagu fulinayo heshiiskii iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee dhaxmaray Soomaaliya iyo Türkiye. ” Turkiga...

Dhalinyaradii loo heystay dilkii Muqdisho loogu geystay Cabdinaasir Dahable oo la siidaayay
Post

Dhalinyaradii loo heystay dilkii Muqdisho loogu geystay Cabdinaasir Dahable oo la siidaayay

Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xaqiijyay in lasii daayay dhalinyaro kasoo jeeda gobolada Waqooyi oo lagu tuhmay dilka AUN C/naasir Daahir Dahable. Dhallinyarada ayaa la shaqeynayay markuumka oo ka tirsanaa Hay,adda duulista rayidka maalmo ka hor ayaana lasii daayay. AUN C/naasir Daahir Dahable ayaa meydkiisa laga helay guriga ku yaalla aga gaarka garoonka Aadan Cade...

Saldhiga Booliska Magaalada Cadaado oo Albaabada la isugu dhuftay
Post

Saldhiga Booliska Magaalada Cadaado oo Albaabada la isugu dhuftay

Saraakiisha boliiska saldhiga Degmada Cadaado ayaa ka dhawaaqay in uu xirmay saldhigii boliiska magalada ka dib markii Taliyaha boliska Galmudug uu badalay inta badan askartii ku qorneyd saldhiga Taliyaha boliska Cadaado Hussein Ahmed Xaashi ayaa sheegay iney qeybta guud ee Boliska Galmudug ay kala wareegtay ciidanka ka shaqeynayey saldhiga Cadaado taas oo keentay in shaqadii...

Golaha Shacabka oo ka dooday hubkii lagu qabsaday Cabudwaaq & Arrimo kale
Post

Golaha Shacabka oo ka dooday hubkii lagu qabsaday Cabudwaaq & Arrimo kale

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kalfadhiga shanaad kulankiisa todobaad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka waxa ay ku sii amba qaadeen ka doodista ajendaha la xiriira hubka sharci darada ah, dagaal beeleedyada iyo dhowrista xasaanadda xildhibaanadda, waxaana kulanka shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)....

RW Xamse oo Magacaabay Wasiiro Cusub
Post

RW Xamse oo Magacaabay Wasiiro Cusub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda JFS. Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gudanaya waajibka Dastuuriga ah ee ku xusan qoddobada 97, 98 iyo 100aad ee dastuurkaga KMG ah, isla markaana uu tixgeliyay talada Madaxweynaha JSF, uuna garawsaday hawlaha baaxadda leh ee...

Dagaal xoogan oo ka dhacay Gobolka Galgaduud
Post

Dagaal xoogan oo ka dhacay Gobolka Galgaduud

Laba Ruux ayaa ku geeriyootay Dagaal ka dhacay Deegaanka Laan Buraale oo u dhow Balli-dhiig, waxaana halka lagu dagaalamey deegaan aan ka fogeen xad beenaadka Galgaduud iyo DDS ee Gobolka Qoraxeey. Dagaalka ayaa u dhexeeya Maleeshiyaad ka soo kala jeeda Waqooyiga iyo Koofurta Balambal. Goobjoogayaal ayaa sheegay in ay maqlayeen dhawaqa rasaasta ay isku adeegsanayeen...

Macalin lagu dilay Gobolka Mudug & faah faahin laga helay.
Post

Macalin lagu dilay Gobolka Mudug & faah faahin laga helay.

Ninkii dilay Macalin Cabdiraxmaan Muuse Ducaale ayaa gacanta lagu dhiga”, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka Mudug oo ka hadlayay kulan ay saaka isugu yimaadeen maamulka waxbarashada iyo macalimiinta gobolka Mudug. Laamaha amaanka gobolka Mudug iyo dadka deegaanka Seemade ayaa la sheegay in ay iska kaashadeen in gacanta lagu dhigo, xilli isku dayay in uu baxsado....