Ciidanka xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan Al-Shabaab ka wada bariga gobolka Galgaduud ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan miinooyin ay Al-Shabaab ku aaseen wadada isku xirta deegaanada Mesagawaay iyo Baraag Sheekh Caamir. Al-Shabaab ayaa doonayey in miinooyinkaas ay ku dhibaateeyaan dadka shacabka ah ee ku safra wadadaas, balse Ciidanka Qaranka ayaa ka hortegay, iyagoo soo...
Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)
Dhacdo naxdin leh: Nin Muqdisho ku dilay Xaaskiisii hore iyo Hooyadeed
Waxaa xalay xaafad katirsan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ka dhacay fal dad badan ka argagaxeen, kaddib markii nin la sheegay in uu ahaa askari uu dil u geestay xaas ay horey u kala tageen iyo sidoo kale hooyadeed, kaddib markii uu ku weeraray gurigooda. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in ninkan oo qoray ku hubeysnaa...
Dowladda oo jawaab ka bixisay hadalka la taliye hore Farmaajo
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya , sidoo kale soo noqday lataliyaha Madaxweyne hore Farmaajo, ninka lagu magacaabo Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa sheegay hadal dad badan layaab ku noqday, kaa oo ahaa in talada dalka lagu wareejiyo Al Shabaab , si ay ula dagaallaan Itoobiya. Axmed Macalin Fiqo Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa qoraal uu...
Booliska Muqdisho oo xiray Gabar caan aheyd oo anshax darro lagu helay
Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in la xiray Faadumo Qaasin Maxamed oo loo yaqaano (Faadumo Kaftan). Qoraal kasoo baxay Taliska ayaa lagu sheegay in gabadhaan ay ku eedeysan tahay in ay ku kacday falal anshax-darro ah oo liddi ku ah diinteena suuban iyo dhaqanka wanaagsan ee umadda Soomaaliyeed. Booliska Soomaaliya ayaa...
Madaxweyne hore Trump oo dil ka badbaaday
Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa gelinki danbe ee shalay sheegay in uu dhaawac kasoo gaaray dhagta midig, kaddib marki uu qof hubeysani rasaas u soo furay dhankiisa, xilli uu khudbad ka jeedinayay isu soo bax dadweyne oo qeyb ka ahaa ololaihiisa doorashada, gudaha gobolka Pennsylvania. Trump waxay rasaasta kaga dhacday qeybta sare ee...
Itoobiya oo dhawaan qaadeysa tallaabo ka careeysiisa Dowladda Soomaaliya
Dawlada itoobiya oo sheegtay in xuduudaha wadamada la dariska ah la xiri doono maalinta sida rasmiga loo sexiixayo heshiiskii taariikhiga ah oo ay la gashay Somaliland. Afhayeenka Dawlada Itoobiya ayaa sheegay in dhawaan shaacin doonaan wakhtiga la dhamaystirayo heshiiska Is-Afgarad ee MOUga ay wada galeen Somaliland iyo Itoobiya Sarkaalkan oo afhayeen u ah Dawlada Itoobiya...
diyaaradda Egypt Air oo 30 sano kadib duulimaad ka billaawday Muqdisho
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashisha Caalamiga ah ee XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Masar Badar Cabdulcaadi oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Wasiir Fiqi oo Shir-Jaraa’id qabtay ayaa faah faahiyay muhiimadda ay tallaabadan u leedahay xoojinta xiriirka labada dal, isagoo xusay in bilaabista...
Dowladda Soomaaliya oo Canshuur nooc cusub ka billaabeysa dalka
Wasiirka Maaliyada Soomaaliya ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay canshuur cusub bixiyaan, taas oo ah mid toos ay wasaaraddu uga goosan karto dhaqdhaqaaq kasta oo maaliyadeed oo lamariyo lacagaha danabeysan. Ma sheegin in bulshadu adeegyo ay helayaan, haddii ay canshuurtan bixiyaan, kaliya wuxuu amray in lacagta la baxsho, lalana shaqeeyo xubnaha...
Garsoore katirsan Maxkamadda Gobolka Banaadir oo la dilay
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in rag hubeysan ay maanta barqadii kudileen Garsoore katirsan Maxkamadda Gobolka Banaadir kadibna ay goobta ka baxsadeen. Alle ha u naxariistee Sheekheey Shariif oo kamid ahaa Garsoorayaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa lagu dilay meel u dhow Gurigiisa oo kuyaalla degmada Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal...
Shir deg deh ah oo laga yeeshay bixitaanka Ciidanka ATMIS ee Soomaaliya
Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay kulan dood ahaa oo looga hadlayay bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ee jppga Soomaaliya, kuwaas oo Ciidamada dowladda ka taageera la dagaalanka Al-Shabaab. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaano iyo Khubaro dhinaca amniga ah,Siyaasiyiin, khurbo jog iyo madax kale, waxaana inta badan looga hadlay in la iftiimiyo tayeynta...









