Author: Mohamed Ibrahim (Mohamed Ibrahim)

Dowladda Soomaaliya oo dhoolatus Ciidan soo bandhigay & diyaarado ka qeyb qaatay : Sawirro
Post

Dowladda Soomaaliya oo dhoolatus Ciidan soo bandhigay & diyaarado ka qeyb qaatay : Sawirro

Dowladda Soomalaiya ayaa Maanta inta u dhaxeysa Taalada Daljirka Daahsoon iyo Taalada SYL ee Magaalada Muqdisho kusoo bandhigtay dhoolatus Ciidan oo loogu dabaal-degayay 1-da Luulyo oo ah 64-sano guuradii kasoo wareegtay markii Gobolada Koonfureed ay ka xuroobeen gumeystihii Talyaaniga. Gaadiidka dagaalka noocyadiida kala duwan oo ay wateen Ciidamada xoogga dalka, Ciidamada Booliska, kuwa Asluubta iyo...

XOG Cusub: Maxaa kajira in la xiray Xafiis Wakiileedka Somaliland ee Jabuuti?
Post

XOG Cusub: Maxaa kajira in la xiray Xafiis Wakiileedka Somaliland ee Jabuuti?

Wakiilka Somaliland ee Jabuuti Cabdiftaax Siciid Axmed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay jabhada ay Somliland sheegtay in Jabuuti kusoo dhawaysay waddankeeda. Wakiilka oo ku sugan dalka Ingiriiska oo waraysi gaar ah siiyay Horn Cable TV, ayaa sheegay in Maanta uu imaanayo magaalada Hargaysa, isla markaana ay xukuumada Somaliland ugu yeertay wadatashi. “Runtii waa arrin...

Galmudug iyo Puntland oo Go’aan isku mid ah ka qaatay dagaalka Gobolka Mudug
Post

Galmudug iyo Puntland oo Go’aan isku mid ah ka qaatay dagaalka Gobolka Mudug

Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa si kulul waxaa ay uga hadleen dagaal beeleedyada kasoo cusboonaday degaano kuyaalla Bariga Gobolka Mudug, kuwaas oo u dhaxeeysa laba maleeshiyo Beeleed. Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa sheegay in dagaal Beeleedyada ka dhacaya dalka aysan gaar u aheyn Galmudug kaliya balse ay kajiraan meelo...

Shacabka Muqdisho oo waddoyinka laga xirtay & caro ka dhalatay
Post

Shacabka Muqdisho oo waddoyinka laga xirtay & caro ka dhalatay

Muqdisho ( Raxanreeb) Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta hab aan horey loo arag u xuseysa 1da Luulyo oo ah markii Gobolada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga lana midoobeen Gobolada Waqooyi ee loo yaqaano Somaliland. Ciidamo wata Gaadiidka Gaashaaman oo isugu jira kuwa Madaxtooyada ee Koofi Casta iyo Nabadsugida ayaa xiray dhammaan waddooyinka soo gala...

Booliska Soomaaliya oo Caawa digniin culus soo saaray
Post

Booliska Soomaaliya oo Caawa digniin culus soo saaray

Muqdisho ( Raxanreeb) Booliska Soomaaliya ayaa ku celiyay diginin ay horey u soo saareen oo la xiriirta xabadaha la rido xiliyada dabaaldegga. Caawa oo Soomaaliya looga dabaal degayo xornimadii gobollada Koonfureed ka qaateen isticmaarkii taliyaaniga iyo midowgii gobollada waqooyi iyo kuwa koonfureed ayaa loogu baaqay ciidamada iyo dadweynaha inay ka fogaadaan in rasaas la rido,...

Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaano cusub
Post

Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaano cusub

Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Xaq u dirirka Degaanka ayaa weeraro qorsheysan ku qaaday Fariisimo Al-Shabaab ay kaga sugnaayeen Gobolka Shabeellaha Dhexe CXD iyo kuwa xaq u dirirka ayaa weeraray ilaa Sadax Fariisimo Al-Shabaab Gobaad ka dhiganayeen, kuwaas oo ay kasoo abaabulaan weerarada qorsheysan. Howlgallada ayaa ka kala dhacay degaannaa kala ah Murcudka, Gacal ugaas...

Wasiir fiqi oo u duulay Turkiga, wada-hadallo lala galayo Itoobiya
Post

Wasiir fiqi oo u duulay Turkiga, wada-hadallo lala galayo Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Ankara, Turkiga, halkaas oo ay uga qeybgalayaan wadahadallo u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay garwadeen ka tahay dowladda Turkiga. War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay inDowladda Soomaaliya ay ku taagantahay mabda’eeda ah ilaalinta madaxbanaanida, gobonnimada, midnimada iyo...