Sabiib (Raxanreeb Online)– Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Macallin Fiqi, and Minister of Interior, Ali Yusuf Ali (Hosh), on Saturday officially inaugurated the rehabilitated bridge linking Sabib and Anole in Lower Shabelle region. The opening ceremony was attended by senior federal government officials, officers of the Somali National Armed Forces, representatives of the African Union...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Somaliland President Halts Xeer Ciise Launch After Borama Unrest
Hargeisa – Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi “Cirro” has ordered the immediate suspension of the public launch of the book Xeer Ciise, after authorities linked the event to violent unrest that led to deaths and injuries in the city of Borama, Awdal region. According to sources, the president’s decision followed urgent appeals and messages from...
Maxey kawada hadleyn madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka dalka Qatar ?
Doxa ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Dooxa Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thani. Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa ka wada hadlay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal, xaaladda gobolka iyo heshiisyada iskaashi ee ay horey uwada galeen Soomaaliya iyo Qatar, kuwaas oo...
Dowladda oo xarigga ka jartay buundada Sabiib iyo Caanoole
Sabiib ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray buundada muhiimka ah ee Sabiib iyo Caanoole ee gobolka Shabellaha Hoose. Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda, saraakiisha Ciidanka...
Ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka oo weerar culus ku qaaday deegaanka Coosweyne
Galgaduud ( Raxanreeb Online) Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Deegaanka ayaa saaka aroortii weerar gaadma ah ku qaaday Saldhigii kooxda Al-shabaab ee Deegaanka Coosweyne Gobalka Galgaduud. Ciidamadaan oo ka baxay Degmada Ceeldheer ayaa isticmaalay Taatikada Ciidanka waxayna Dul-istaageen Saldhigii maleeshiyaadka Shabaab ee deegaanka Coosweyne ee gobolka Galgaduud. Saraakiisha ciidanka hoggaamineysay ayaa sheegay in weerarka...
Dowladda federaalka oo ka hadashay rabshadaha ka taagan magaalada Boorama
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay qalalaasahii rabshadaha watay ee ka dhacay gobolka Awdal, gaar ahaan Magaalada Boorama. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay ka xun tahay waxa ka socda magaalada Boorama oo ay ku dhinteen dad shacab ah. “Dowladdu waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Ehelada Dadkii halkaas...
Egypt Explains Decision to Deploy Troops to AU Mission in Somalia
Cairo (Raxanreeb Online) – Egypt’s Minister of Foreign Affairs, Badr Abdelatty, has outlined the reasons behind Egypt’s decision to contribute troops to the African Union mission AUSSOM in Somalia. The minister stated that the Egyptian deployment follows official requests from both the Federal Government of Somalia and the African Union, aimed at supporting efforts to...
Golaha wasiirrada oo ansixiyay sharciyo muhiim ah
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey shuruuc iyo heshiisyo muhiim u ah dalka. Shirka golaha oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sharciyada lagu meelmariyay waxaa ka mid ah Sharciga Ciqaabta Soomaaliyeed kadib markii uu kasoo gudbay la tashiyo...
Somalia–Yemen Defence Talks in Cairo Focus on Protecting Key Global Trade Chokepoint
Cairo, 4 December 2025 – Somalia and Yemen have reaffirmed their commitment to safeguarding one of the world’s most critical maritime corridors during a high-level defence meeting held on the sidelines of the 4th Egypt Defence Expo (EDEX) in Cairo. Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, met with the Republic of Yemen’s Minister of...
Kenya oo shaaca ka qaadday xaddiga qaadka ee maalin walba Soomaaliya loo dhoofiyo
Nairobi ( Raxanreeb Online) Kenya ayaa Soomaaliya u dhoofisa inta u dhaxaysa 13 ilaa iyo 17 tan oo qaad ah maalin kasta, sida uu xaqiijiyay wasiirka beeraha Mutahi Kagwe. Waxa uu meesha ka saaray wararka sheegaya in in ka badan 40 tan ay dalka ka baxaan maalin kasta, isaga oo ku tilmaamay tirooyinkan kuwa “aad...








