Jowhar ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada oo diirrada lagu saaray arrimaha doorashooyinka. Ugu horeyn shirka ayaa lagu dhaariyey Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Ismaaciil Xasan Nuur iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Axmed Bariise Xeydar. Golaha, ayaa waxbixino ka dhageystay Wasaaraddaha Arrimaha Guddaha, Amniga, Gargaarka,...
Day: April 19, 2026
Wasiir Fiqi oo ka qeyb galay kulan muhiim ah oo ka dhacay xarunta Gaashaandhigga
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Yuusuf Cali Maxamed, iyo Xoghayihii hore, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax. Wasiirka ayaa uga mahadceliyey Xoghayihii hore shaqadii iyo dadaalkii uu soo qabtay muddadii uu xilka hayey, isaga oo ku ammaanay sida hufan ee uu uga soo...
Jubbaland president returns to Kismayo as tensions with Mogadishu escalate
MOGADISHU — Jubbaland President Ahmed Mohamed Islam, commonly known as Ahmed Madobe, has returned to Kismayo amid escalating tensions with Somalia’s Federal Government over political and electoral developments in the region. His return comes as reports indicate he is overseeing both political and military mobilization within Jubbaland, particularly in the Gedo region, where tensions between...
Somali troops move to recapture key Middle Shabelle areas from Al-Shabaab
MOGADISHU — The Federal Government of Somalia has launched a new military offensive in the Middle Shabelle region of Hirshabelle State aimed at recapturing areas previously vacated by its forces, according to multiple sources who spoke to Mustaqbal. The operation involves Danab commandos, Gorgor units and elements of the Somali National Army, backed by a...
Wararkii ugu dambeeyey Iran oo markale xirtay marinka Hormuz
Tehran ( Raxanreeb Online) dowladda Iraan ayaa sheegtay inay mar kale ka xirayso marinka Hormuz maraakiibta ganacsiga, iyadoo uga digtay markab kasta oo ku soo dhawaada in la beegsan doono. Xiritaankan ayaa yimid xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in maraakiib ku sugnaa marinka dhexdiisa ama u dhowaa, oo ku jiro Markab booyad shidaalka qaada...
Faah faahin: Nin xaaskiisi hore ku dilay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wararka ka anu ka heleyno deegaanka Darmooleey ee duleedka Degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in halkaas wiil dhalinyaro ah uu ku dilay gabar u qabi jiray. Gabadhaas oo ay sannad ka hor kala tageen islamarkaana u haysay Gabar ayuu dilkeeda ku gaystay tooreey kuna dhuftay 32 tooreey ama dhaawac...
Hir-shabeelle oo ka hadashay ciidamada ay dowladda federaalka ka dejisay Jowhar
Jowhar ( Raxanreeb Online) Maamulka Hir-shabeelle, ayaa ka warbixiyay ciidamada dowladda federaalka ay geysay magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hir-shabeelle iyo sababta ka dambeysa. Wasiirka wasaaradda amniga ee maamulka Hir-shabeelle, Maxamed Cabdiraxmaan Khayre, ayaa sheegay in ciidamada cusub ee dowladda Soomaaliya geysay magaalada Jowhar ay qeyb weyn ka qaadan doonaan sugida amniga iyo xasiloonida gobolka....






