Dodoma (Raxanreeb Online) Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Dodoma ee caasamidda dalka Tanzaniya, ayaa ka qaybgalay caleema-saarka Madaxwaynaha dib loo doortay ee dalkaasi, Marwo Samia Suluhu Hassan. Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa qayb ka ahaa Madax kala duwan oo heer gobol ah, kuwaasi oo lagu casuumay ka qayb galka Munaasabadda caleema-saarka madaxweynaha...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
PM Hamza Abdi Barre conducts surprise visit to NIRA centre following public complaints
Mogadishu, Somalia – Prime Minister Hamza Abdi Barre, in response to complaints raised by the public, carried out an unexpected inspection at one of the National Identification and Registration Authority (NIRA) centres in Hodan district, Banadir region. The visit came after images and footage circulating on social media showed women sleeping outside the facility at...
Askar katirsan ciidanka dowladda oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Labo askri oo ka tirsan hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka qaranka ee SINA ayaa xalay lagu dilay degmada Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho. Dilka askarta waxaa gaystay askari kale oo ka tirsan xoogga dalka, gaar ahaan ciidamada Gorgor ee ay tababarto dowladda Turkiga. Goobjoogayaal ayaa sheegay in askariga dilka gaystay oo watay...
Somaliland oo soo saartay amar cusub oo la xiriira duullimaadyada
Hageyso ( Raxanreeb Online) Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aysan hawadeeda soo geli karin diyaaradaha aan oggolaansho iyo fasax ka haysan wasaaradeeda duulista hawada. Bayaan ka soo baxay baxay wasaaradda duulista iyo horumarinta madaarrada Somaliland, ayaa lagu sheegay in duullimaad kasta oo soo gala hawadeeda oggolaansho la’aan ay ka qaadayso tallaabo. “Duullimaad kasta oo oggolaansho...
Somaliland Orders Civilian Flights to Seek Airspace Clearance
Hargeisa | 3 November 2025 — The Ministry of Civil Aviation and Airports Development of Somaliland has announced a new directive prohibiting civilian, commercial and general aviation aircraft from entering Somaliland’s airspace without official clearance. The directive will come into effect on 10 November 2025, and applies to all non-military flights. The Ministry says the...
Banaanbax ballaaran oo ka socda magaalada Jowhar
Jowhar ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in maanta banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo maamulka Hir-shabeelle uu halkaasi ka socdo. Dadka bannaanbaxa dhigaya ayaa ka cabanaya maamulka Hirshabelle oo canshuuro xad dhaaf ah kusoo rogay gaadiidleyda iyo ganacsatada magaalada Wararka ayaa waxa ay intaas...
Hogaamiyaha Suuriya oo booqanaya Washington
New York ( Raxanreeb Online) Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump u qaabilsan bariga dhexe ahna safiirka u fadhiya Ankara, Tom Barrack, ayaa sheegay in madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Suuriya, Axmed Sharaa la filayo inuu dhawaan booqdo magaalada Washington. Booqashadu waxay ku beegan tahay “ku dhawaad 10-ka November,” sida uu sheegay...
Trump oo tallaabo milatari ugu hanjabay dal Afrikaan ah…
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa bulshada ee Truth Social ku sheegay inuu qaadayo tallaabo milatari haddii dalkan ku yaalla Afrika uusan samayn waxyaabaha uu u soo jeediyey. Trump ayaa sheegay in uu ku amray Pentagon-ka in ay u diyaar garoobaan tallaabo suurtagal ah, isaga oo...
DF Somalia oo u hanjabtay diyaarada Fly Dubia oo jibisay amarkii dowladda ee ahaa E-Visa
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dawladda federaalka Somaliya ayaa hanjabaad culus udirtay Shirkada Diyaaradaha Fly Dubai oo Shalay magaalada Hargeysa ka dagtay ayadoo rakaabka ay qaatay aanan weydiin E-Visa. Dowladda ayaa sheegtay in Shirkada Fly Dubai ay lakulmi doonto ganaax lacageed iyo in guud ahaan la mamnuuco doono hawada Soomaaliya. Sidoo kale dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa...
Maxey kawada hadleyn wasiir dowlaha Gaashaandhigga ee XFS iyo safiirka Qatar ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiir-ku-xigeenka Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cawaad Al-Shamari. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan dhinacyada iskaashiga amniga, tababarka ciidamada iyo taageerada Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya...









