MOGADISHU – The Somali opposition has released a statement following a large gathering held last night in Mogadishu. The meeting, organized under the “Rescue Forum” (Madasha Samatabixinta), brought together opposition lawmakers, women leaders, intellectuals, members of the diaspora, civil society organizations, youth groups, business figures, and representatives of displaced communities. In a communiqué issued after...
Author: Mohamed (Mohamed Morsal)
Soomaaliya iyo Serbia oo ku heshiiyay kor u qaadista xiriirka labada dal
New York ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay, dhiggiisa dalka Serbia, Marko Đurić, xilli uu halkaasi ka soconayo fadhiga guud ee 80-aad ee Jimciyada Qurumaha ka dhexeysa. Intii lagu guda-jiray kulanka, ayaa labada wasiir waxa ay kala saxiixdeen heshiis is-afgarad...
MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shirka astaynta dowladda Falastiin
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa magaalada New York uga qeyb-galay shir heer caalami oo looga hadlayay ictiraafka dowladnimada Falastiin iyo xaqiijinta xuquuqdooda taariikhiga ah. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay muujisay mowqifkeeda joogtada ah ee ah garab-istaagga shacabka iyo dowladda Falastiin, iyada oo ka...
Markab siday shixnad kala duwan oo dab ku qabsaday dekada magaalada Boosaaso
Boosaaso ( Raxanreeb Online) Markab xamuul ah oo bariis iyo sonkor u siday dekedda magaalada Boosaaso, ayaa dab qabsaday, waxa uuna ka soo shiraacday dekedda Porbandar oo ka tirsan Gobolka Gujarat ee dalka Hindiya. Warkan oo laga soo xigtay mas’uuliyiin ka tirsan waaxda dab-demiska dalka Hindiya ayaa xaqiijinaya in markabkan oo 950 ton oo bariisa...
UK oo uga digtey Yahuuda carqaladeynta qaranimada Falastiin
UK ( Raxanreeb Online) Dowladda Ingiriiska ayaa uga digtey Isra’il in ay qaaddo wax tillaabo ah oo ay uga aargudaneyso Falastiin, ka dib aqoonsigii ay siisay. Xoghayaha Arrimaha Dibedda UK Yvette Cooper ayaa sheegtay in ay Isra’il uga digtey goosashada qaybo ka mid ah Daanta Galbeed ee Wabiga Urdan, si ay u jillaafeyso go’aanka lagu...
Soomaaliya oo ka mahadcelisey taageerada Masar
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysey dhambaal ka soo baxay dowladda Masar, kaas oo ay taageero ugu muujisay dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhanka amniga iyo xasillinta dalka. War qoraal ah oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ayaa lagu sheegay in Soomaaliya bogaadineyso islamarkaana abaal uga hayso dhiggeeda Masar taageerada joogtada ah...
Al-Shabaab Vows Retaliation Over Forced Evictions in Mogadishu
Mogadishu – Somalia’s Al-Shabaab militant group has vowed to launch deadly attacks against businessmen and government officials accused of involvement in land grabbing and forced evictions in the capital. In a newly released 29-minute propaganda video, the group’s spokesperson, Sheikh Ali Dheere, warned that seized land in Mogadishu “cannot be developed or constructed upon,” pledging...
Dalalka UK, Canada iyo Australiya oo Falastiin u aqoonsaday dowlad
Canada ( Raxanreeb Online) Dowladda Australia ayaa hadda ku dhawaaqday inay aqoonsatay dawlad Falastiini ah, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay waddankasi. Ra’iisul Wasaare dalka Mark Carney ayaa sheegay in maanta llaga bilaabo Canada, aqoonsan tahay dawladda Falastiin. War qoraal ah oo lagu daabacay akoonkiisa X, Carney wuxuu yiri: “Canada waxay aqoonsan tahay Dawladda Falastiin...
Ex-President Sharif Warns Somali Government Over Land Grabs in Mogadishu
Mogadishu – Former Somali President Sharif Sheikh Ahmed has issued a strong warning to the country’s leadership over rising public grievances related to land disputes in the capital. In a press statement, Sharif urged senior officials of the Federal Government of Somalia not to ignore the growing frustration among citizens, many of whom have repeatedly...
Howlgal lagu dilay 4 xubnood oo katirsan kooxda AS oo laga fuliyay gobolka Galgaduud
Galgaduud ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgal qorsheysan oo ciidanka xoogga dalka, ay ka fuliyeen deegaanka Nooleye ee katirsan gobolka Galgauud ee bartamaha Soomaaliya. Howlgalka ayaa lagu sheegay in lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay ku sugnayeen maleeshyaad katirsan kooxda Al-shabaab. Qoraalka kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in weerarka lagu dilay...








