Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

BRAEKING:Former Somali President Faces Off With Security Forces in Capital Unrest
Post

BRAEKING:Former Somali President Faces Off With Security Forces in Capital Unrest

MOGADISHU – Tensions flared in the Somali capital on Wednesday after opposition leaders led by former President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed arrived at Siinaay Market accompanied by armed security convoys. The visit quickly escalated into violent clashes with government forces already stationed in the area. According to eyewitnesses, government troops commanded by the Somali Police...

Odayaal dhaqameed kasoo jeeda Kenya oo ka shakeeyay dhibaatadii ay kala soo kulmeen kooxda AS
Post

Odayaal dhaqameed kasoo jeeda Kenya oo ka shakeeyay dhibaatadii ay kala soo kulmeen kooxda AS

Mandheere ( Raxanreeb Online) Shan Oday dhaqameed oo jeeda degmada Ceelwaaq ee Koonfurta Mandheera, oo ay horraantii sanadkan afduubteen kooxo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin al-Shabaab, isla markaana muddo 62 maalmood ah ku haysteen gudaha Soomaaliya, ayaa ugu dambayntii ka sheekeeyay dhibaatooyinkii ay la kulmeen intii ay afduubnaayeen. Iyaga oo ka hadlayay kulan...

Duqeyn ka dhacday degmada Moqokori oo lagu dilay horjoogayaal katirsan kooxda AS
Post

Duqeyn ka dhacday degmada Moqokori oo lagu dilay horjoogayaal katirsan kooxda AS

Moqokori ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ay ka fuliyeen degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan. Howlgalka ayaa lagu dilay saddex kamid ah saraakiisha sar sare ee kooxda Al-shabaab oo halkaasi ku sugnaa. War qoraal ah oo kasoo...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in si sharci darro ah looga kalluumeysto xeebaha Soomaaliya
Post

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in si sharci darro ah looga kalluumeysto xeebaha Soomaaliya

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeeysay sheegtay in xadgudubyada dhinaca badd ee la xiriira kalluumeysiga sharci darrada ah ay xargaha goosteen, iyaga oo gaaray  in %25 ilaa % 60. Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka Buluugga ee xukuumadda Soomaaliya Axmed Xasan, ayaa sheegay in kiisaska qaar xitaa ay u dacweeyeen dalal saaxiibo...

Madaxweynaha Mareykanka oo Qaramada Midoobay ku tilmaamay Qalinshubato
Post

Madaxweynaha Mareykanka oo Qaramada Midoobay ku tilmaamay Qalinshubato

New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa cambaareyn dusha uga tuuray ururka Qaramada Midoobey oo uu sheegay in uu ka bayray ujeeddooyinkii loo abuuray, islamarkaana uu farahaha la galay arrimo aan sida uu sheegay dhalanteed ah. Madaxweyne Trump oo ka hadlayey sababihii loo dhisay QM ayaa sheegay in markii hore ururka loo...

Maxey kawada hadleyn RW Xamsa iyo madaxda ka socotay hay’adda Care Internationa ?
Post

Maxey kawada hadleyn RW Xamsa iyo madaxda ka socotay hay’adda Care Internationa ?

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee hay’adda Care International, Apollo Gabzira, iyagoo ka wada hadlay dardargelinta mashaariicda hay’addu ka waddo dalka iyo sidii loo waafajin lahaa Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP), oo qeexaya barnaamijyada mudnaanta u leh dowladda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

Taliyihii howlgalinta ciidanka Puntland ee Calmiskaad oo qarax miino lagu dilay
Post

Taliyihii howlgalinta ciidanka Puntland ee Calmiskaad oo qarax miino lagu dilay

Boosaaso ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo maanta lagu dilay taliyihii howlgalinta ciidanka Puntland ee Calmiskaad. Jeneraal Axmed Cabdi Qalyare, oo ahaa taliyihii guutada 2-aad ee Ururka Duufaan, ayaa u geeriyooday qarax miino oo lagula beegsaday deegaanka Dhasaan degmada Qandala ee gobolka Bari. Taliyaha ayaa muddooyinkii...

Somalia Urges Global Support for Palestinian Rights and Independence
Post

Somalia Urges Global Support for Palestinian Rights and Independence

Somali President Hassan Sheikh Mohamud and the Somali delegation to the United Nations attended a high-level international conference in New York focused on the recognition of Palestinian statehood and the fulfillment of their historic rights. The Federal Government of Somalia reaffirmed its consistent position of solidarity with the people and government of Palestine, recalling that...

Somaliland President Meets Senior U.S. Military Officials on Security Cooperation
Post

Somaliland President Meets Senior U.S. Military Officials on Security Cooperation

HARGEISA – Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdillahi (Cirro) today held a high-level strategic meeting with senior officers from the United States Africa Command (AFRICOM) focused on regional security cooperation. During the talks, President Cirro expressed his gratitude for the officials’ visit and discussed strengthening collaboration on security in the Horn of Africa, emphasizing closer coordination...

Faransiiska oo si rasmi ah u aqoonsaday Falastiin
Post

Faransiiska oo si rasmi ah u aqoonsaday Falastiin

Paris ( Raxanreeb Online) Faransiiska ayaa si rasmi ah u aqoonsaday dowlad ay leeyihiin Falastiin, isagoo noqday dalkii ugu dambeeyay ee dhowr dal oo tallaabadan qaaday. Isagoo ka hadlayay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa yiri “waqtigii nabadda ayaa la gaaray” wuxuuna yiri “wax qiil ah looma hayo dagaalka Qasaka socda”....