Adis Ababa (Raxanreeb )- Magaalada Adisababa waxaa ku sugan xubno ka tirsan mucaaradka maamulka Jubbaland oo ay hoggaaminayaan Cabdi Cali Raage iyo Cabdirashiid Janan Joogitaankooda Adis Ababa ayaa lagu sheegay inay goobayaan xariir siyaadeed ka helaan Dowladda Itoobiya sida ay sheegayaan xogaha la helayo. Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Jubbaland ayaa goobaya goobo saldhig siyaasadeed u...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
DAAWO Warka Raxanreeb : Wada-hadallo DFS & Itoobiya ugu furmaya Ankara & qodobo kale.
Muqdisho (Raxanreeb )- Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta go’aamiyay xillga rasmiga ah ee la furayo kalfadhiga 5-aad ee yeelanayaan xildhibaanada labada Aqal. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Ankara, Turkiga, halkaas oo ay uga qeybgalayaan wadahadallo u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay garwadeen...
DEG –DEG : Dagaal mar kale ka qarxay Mudug , maxaa soconaya HADDA ?
Gaalkacyo (Raxanreeb )- Dagaal u dhexeeya labo beelood ayaa maanta ka dhacay meel qiyaasti 5 Km u jirta degmada Degmada Towfiiq ee gobolka Mudug. Goobjoogayaasha ayaa sheegaya in labada dhinac ay isku adeegsanayaan hub calculus oo cabsi galiyay dadka deegaanka Majirto Faah faahin dheeriya oo ku saabsan khasaraha dagaalkaas u dhaliyay mana jiro wax war...
Ciidanka ATMIS oo ka baxay deegaano cusub & cabsi amni oo muuqata.
Kismaayo ( Raxanreeb )- Ciidanka ATMIS ayaa gabi ahaanba baneeyay deegaaano hor leh oo ka tirsan gobolka Jubbadda Hoose isla markaana ku wareejiyay ciidanka dowladda Soomaalia. Arintan ayaa qayb ka ah dadaalada ciidanka dowladda ay ku doonayaan in ay ku sugaan amniga marka ciidanka ATMIS ay baneeyee guud ahaan dalka oo hadda ay ka jirto...
PARIS : Doorashada Barlamaanka oo sadaal layaab leh laga bixinayo.
Paris (Raxanreeb )- Maanta oo Axd ah dalka Faransiiska waxaa lagu wadaa in ay ka dhacdo doorasho taariikhi ah , taas oo si wayn isha lagu wada hayo natiijada ka soo bixi doonto. Magaalooyinka waa wayn ee dalka Faransiiska waxaa si aad ah ugu socoto doorashooyinkan oo loo arko mid jaan- goyn doonto doorashooyinka kale...
FAALLO : Muxuu yahay ujeedka Qatar ka leedahay dhexdhexadinta DF & Al-Shabaab ?.
Muqdisho (Raxanreeb )-Maxay tahay Ujeedka Qatar ay kula xaajoonayso Dowlad Dimuqraadi ah iyo Muqaawamo Diimeed Xagjir ah? Qatar ayaa dhexdhexaadinaysa dowladda Soomaaliya ee dimuqraadiga ah ee curdanka ah iyo kooxda diineed ee xagjirka ah ee Al-Shabaab. Waxaa jira walaac laga qabo dhiirigelinta Qatar oo laga yaabo inay ka leedahay ajande qarsoon oo la xiriira Al-Shabaab,...
AFRICOM ‘’ Soomaaliay Al-Shabaab ayaa la wareegi doonto ‘’ – Khatar amni
Muqdisho (Raxanreeb )- Gen Michael Langley, Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika Africom ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay noqon karaan kuwo door adag ka cayaara si looga fogaado in Shabaabku dib ugu soo laabtaan gacan ku heynta degaanadii laga saaray, marka ciidamada Midowga Afrika ay ka baxaan dalka dhamaadka sanadkan. “Al-Shabaab waxa ay dooneysaa in...
Soomaaliya & Jabuuti miyay burburinayaan Somaliland ?.
Hargaysa (Raxanreeb )- Somalinad & Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u dhaxeeya wali xurguf xoogaan oo ka dhalatay heshiiskii Somaliland ay la gashay Itoobiya. Siyaasiinta magaalada Hargaysa ku sugan ayaa sheegaya in Dowladda Soomaaliya ay doonayso in ay burburiso Somaliland iyada oo la kaashanaysa Jubuuti. Faysal Cali Waraabe oo ah Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa...
Xuutiyiinta oo sheegtay masuuliyadda weerar ka dhacay biyaha Badda cas.
Sanca (Raxanreeb )- Kooxaha Xuutiyiinta ee ka dagaalamaya Yeman ayaa qaaday talaabooyin kale oo dheeraad ah oo ka dhan ah Maraakiibta ganacsi ee isticmaalaya Badda cas. War ka soo baxay kooxahan ayaa lagu sheegay in iyaga ay leeyihiin masuuliyadda weeraro ka dhacay gacanka cadmeed ee lagu qaaday maraakiib ganacsi. Xuutiyiinta ayaa sheegay in ay sidoo...
GAZA : Ciidanka Israa’iil oo 8 qof ku xirtay daanta- Galbeed.
GAZA (Raxanreeb )- Sida ay ku warameen dad goobjoogayaal ciidanka israa’iil ayaa qaaday talaabooyin dheeraad ah oo ka dhan ah shacabka Falastiiniinta ee ku nool daanta- galbeed. Waxaa la soo warinayaa in askarta Israa’iil daanta galbeed ee la haysta ee dhulka Falastiin ay ku xireen in ka badan 8 qof oo ay caruur ku jiraan....









