Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

WARCUSUB | Xabad joojin laga sameeyay gobolka Mudug.
Post

WARCUSUB | Xabad joojin laga sameeyay gobolka Mudug.

Gaalkacyo (Raxanreeb )- Sid ay sheegayaan wararka Raxanreeb ay ka helayso deegaano ka mid ah  gobolka Mudug xabad joojin ayaa la dhaxdhigay beelo ku dagaalamayay gobolka  Mudug. Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ka socday labadii maalin ee la soo dhaafay dadaalo lagu doonayay in lagu joojiyo dagaal beeleedyada ka jiray deegaano ka mid ah gobolka Mudug....

LAYAAB : Wasiiro Sixray Madaxweynahoodii .
Post

LAYAAB : Wasiiro Sixray Madaxweynahoodii .

Maldives (Raxanreeb )- Laba xubnood oo ka mid ah golaha wasiiradda Dalka Maldives ayaa xabsi laga dhigay, kadib marki lagu eedeeyay in aay sixreen madaxweynaha d Booliska Maldives ayaa xiray wasiiru dowlaha deegaanka, isbedelka cimilada, iyo tamarta dalkaas Fathimath Shamnaz Ali Saleem, iyadoo warbaahinta qaranka  ay warisay in loo haysto eedeymo la xariira sixir  nooca...

SOOYAAL : Kuma ayuu ahaa Professor Jawaari oo ku geeriyoodey Muqdisho ?.
Post

SOOYAAL : Kuma ayuu ahaa Professor Jawaari oo ku geeriyoodey Muqdisho ?.

Muqdisho (Raxanreeb )- Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku geeriyoodey magaalada Muqdisho.Tanina waa taariikhiisa oo kooban. Prof, Jawaari ayaa door weyn ku lahaa dibu dhiska Soomaaliya, waana mid ka mida ah dadkii waqtiga dheer ku soo jiray dowladnimada Soomaaliya. Maxamed Sh. Cusmaan jawaari waxa uu 7dii bishii December ee sanadkii 1945tii ku dhashay degmada...

MW Xasan Sheeekh miyaa soo celinaya colaadii Soomaaliya & Itoobiya ?.
Post

MW Xasan Sheeekh miyaa soo celinaya colaadii Soomaaliya & Itoobiya ?.

Hargaysa (Raxanreeb )- Somaliland ayaa si aad ah u dhaliilsan talaabooyinka ay qaatay dowladda uu hoggaamiyo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ka dib heshiiskii ay la gashay Itoobiya. Waxa ay marar badan Somaliland ay ka dhawaaqisay in Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu iska  hor keenayo Soomaaliya iyo dalalka deriska sida Itoobiya. Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland...

Post

Deadly Kenya protests spurred by international debt woes

JOHANNESBURG — “Kenya is not IMF’s lab rat,” was just one of many slogans condemning the International Monetary Fund that was seen this week on demonstrators’ placards at protests in Kenya against proposed tax hikes. The protests, fueled by tech-savvy youth on social media, were sparked by the Kenyan government’s plans to significantly raise taxes...

MW Xasan oo yiri ” Jawaari waxa uu ahaa qof Qaranka waqti adag u soo shaqeeyay “.
Post

MW Xasan oo yiri ” Jawaari waxa uu ahaa qof Qaranka waqti adag u soo shaqeeyay “.

Muqdisho(Raxanreeb)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, oo ku geeriyooday maanta magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa xusay doorka taariikhiga ah ee Marxuumku uu ka soo qaatay horumarinta iyo dhismaha hay’adaha dowladeed ee Soomaaliya. Isagoo ka mid ahaa haldoorka...

WARCUSUB | Prof . Jawaari oo geeriyooday & taariikhdiisa kooban.
Post

WARCUSUB | Prof . Jawaari oo geeriyooday & taariikhdiisa kooban.

Muqdisho (Raxanreeb )-Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka Somalia Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta oo Jimca ah ku Geeriyooday magaalada Muqdisho. Geerida AUN Jawaari waxaa xaqiijiyay ehelkiisa AUN Jawaari wuxuu dhashay sanadkii 1945, wuxuuna ku dhashay degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose wuxuu ka baxay jaamacadda ummadda Soomaaliyeed, waxa uu ahaa Khabiir taqasusyo badan soo sameeyay...

Fiqi ” Ma filaynin in Hargaysa laga qaadi doono heeso Itoobiya lagu taageerayo “.
Post

Fiqi ” Ma filaynin in Hargaysa laga qaadi doono heeso Itoobiya lagu taageerayo “.

Muqdisho (Raxanreeb )- Wasiir arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay inay ayaan darro tahay in xilli ay Dadka Soomaaliyeed oo u dabaal-degaya maalmaha Xoriyadda in Hargeysa looga heeso qowmiyad kamid ah Itoobiya oo qudheedu kamid ah gumeysteyaashii halganka lala galay. Wasiirka oo ka hadlay munaasabadda magaalada Muqdisho lagu qabtay ayaa...