Adis Ababa (Raxanreeb )- Dowlada Itoobiya oo sheegtay inuusan shaqayn amarkii dowlada Soomaaliya ku xirtay Qusuliyadaha ku yaal Garowe iyo Hargaysa. Hadalkan waxaa shaaciyay Afhayeen u – hadlay Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Itoobiya . Waxa uu intaas warkiisa ku daray Afhayeenka in Soomaaliya ay sii joogi doonaan , ciidankooda oo ay ka qayb qaadan doonaan...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Security challenges, internal division, mar Somalia’s 64th birthday
Somalia, an impoverished nation in the horn of Africa, has begun celebrating 65 years of independence, though it comes amid a backdrop of division and a pivotal security transition. Independence Week is celebrated annually from June 26 to July 1 to honor the 1960 union of British Somaliland and Italian Somalia. It paved the way...
DEG-DEG : Dagaal u dhaxeeya beel ka soo jeeda Galmudug & Puntland oo ka dhacay Mudug.
Gaalkacyo (Raxanreeb )- Wararka Raxanreeb ay ka helayso gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta oo Khamiis ah markale dagaal uu ka qarxay deegaano ka tirsan gobolka Mudug halkaas oo in muddo ahba dagaalo ay ka socdeen . Dagaalkan ayaa lagu soo waramayaa in xoogiisa uu maanta ka dhacay deegaanada Jiicboore iyo labada Meegaag oo ka...
Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo ku baaqay in xilka laga xayuubiyo Agaasimaha sirdoonka.
Nairobi (Raxanreeb )- Madaxweyne ku-xigeenka Kenya, Rigathi Gachagua ayaa weerar afka ah ku qaaday Agaasimaha Sirdoonka, Nordin Haji ka dib markii shalay khudbad ka jeediyay magaalo xeebeedka Mombasa. Waxaa uu ku tilmaamay Agaasimaha sarkaal hoose oo aan awood u lahayn inuu hoggaamiyo Hay’adda sirdoonka , isagoo ku sheegaya haddii ay sirdoonka shaqo wanaagsan qaban lahaayeen...
Booliska oo gacanta ku dhigay askar rasaas adeegsaday 26-ka Juun.
Muqdisho (Raxanreeb )-Howlgal ay sameeyeen Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir oo kaashanaya Hay,adaha amaanka Caasimadda ayaa soo xiray eedeysanayaal gaaraya 9 Askari oo ka kalatirsan Ciidammada Qalabka Sida. kuwaas oo jabiyay amarkii ahaay in aan laridikarin rasaas loogu dabaaldagayo maalmaha xoriyada. Waxaa socota baaris maadaama ayjiraan qasaaro ka dhashay xabadihii sharcidarada ahaay ee la riday xalay....
GAROOWE : Interpol oo Garoowe ka dejisay eedaysane halkaas dil ka gaystay.
Garoowe (Raxanreeb )- Taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa maanta Ka dejiyey magaalada Garoowe Eedeysanihii Maalin Kahor lagasoo Qabtey Dalka Kenya Hoggaanka Xiriirka Dibada (Interpol) ee Boliiska Soomaaliyeed ayaa Saaka Aruurtii Diyaar ku Qaadey. Eedeysane Gacan Ku dhiigle MAXAMED CUMAR CIISE ee Horey Dilka ugu Geysta Muwaadin soomaaliyeed oo lagu Magacaabo EX.MARXUUM MAXAMED AXMAD FAARAX 17-05-2024 ...
DAAWO : Warka Raxanreeb waxaa idinku haynaa qodobo muhiim ah oo gudaha & dibadda ah .
Muqdsho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa ka qabsoomay munaasabada maalinta 26-ka Juun oo ku beegsan 64 sanno guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliya ay ka xorowday gumaystaha Ingiriiska. Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay waxaana waddooyinka la dhigay ciidamo fara badan si ay u xaqiijiyaan amniga inta ay socoto munaasabadda. Madaxwaynaha Kenya ayaa sheegay...
SOOYAAL : Xuska 26-ka June, & Taariikhda Maalintan ku astaysan !
Muqdisho (Raxanreeb )-Waxaa Soomaaliya laga xusay 64 guurada xornimada gobollada waqooyi ee 26-ka June 1960-kii markaas oo calnka Soomaaliyeed markii ugu horeysay laga tagaay gayiga Soomaalidu degto, xilli ay aheyd dharaar siweyn loogu farxay 1960-kii. Munaasabad ma dhacay hoyga Xamar, waxaa xalay shacabka Soomaaliyeed kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Ra’isul Wasaaraha JFF, Ra’isul Wasaare ku...
William Ruto ‘’ Dadka mudaaharaadka Nairobi ka dhigay waa dembiilayaal ‘’.
Kenya (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Kenya ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la ilaaliyo nidaamka guud ahaan dalka Kenya isla markaana la joojiyo dibadbaxyada rabshadaha wata ee ka socda dalkaas. William Ruto ayaa ku tilmaamay dibadbaxyadii dhacay ee looga soo horjeeday canshuur kordhinta, aynu ku galeen baarlamaanka iyo xarumaha kale ee dowladda kuwo khiyaano qaran...
FARMAAJO ‘’Hala joojiyo dagaal beeleedyada dalka ka socda ‘’.
Doha (Raxanreeb )- Madaxwaynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada ka jira waqtigan meelo badan oo Soomaaliya. Hadalkan ayuu ku soo aaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hambalyada munaasabada maalmaha xoriyadda dalka oo si wayn ugu qabsoomay meelo badan oo dalka ah. Farmaajo ayaa sheegay in todabaadkan ay waajib...








