In the recent allegations made by Hon Fawsia Yusuf Adam about her candidacy to the African Union Chairwoman or leader – who stated that the Somali Government’s leadership requested she pull out of the contest in favour of the Djibouti candidacy even after she received verbal and formal assurances from the Somali President Hassan Sheikh...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Mareykanka oo ka walaacsan kororka kooxaha xagjirka.
NewYork (Raxanreeb )- Kooxaha xagjirka ah ee rabshadaha wata ee la xiriira al-Qaida ayaa ku sii kordhaya baaxadda iyo saamaynta guud ahaan Afrika, taasoo kor u qaadaysa welwelka ah inay horumariyaan xeeladahooda, waxay weerari karaan Mareykanka ama xulufada reer Galbeedka. Mas’uuliyiinta difaaca iyo ciidamada Mareykanka ayaa sharaxay khataraha iyo welwelkooda ku saabsan xasilooni darrada sii...
Amar dowladda oo la jabiyay & rasaas badan oo Muqdisho ka dhacaysa.
Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa ka qabsoomay munaasabada maalinta 26-ka Juun oo ku beegsan 64 sanno guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliya ay ka xorowday gumaystaha Ingiriiska. Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay waxaana waddooyinka la dhigay ciidamo fara badan si ay u xaqiijiyaan amniga inta ay socoto munaasabadda. Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed...
Warka Raxanreeb , waxaa ku jiro qodobo muhiim , sida dil fool xun oo ka dhacay Muqdisho & qodobo kale
Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxa 24-kii saac ee la soo dhaafay ka dhacayay dilal fool xun kuwaas oo ay ka argagaxeen dadka Muqdisho. Waxaa kaloo idin haynaa Marka sida shidaalka dabiiciga ah (LNG) ayaa ku gooashay badda cas maalmo uun ka dib markii dagaalyahanada Xuutiyiinta ee fadhigoodu yahay Yemen Qodobadaas & kuwo kale ku...
GAZA : Shaqaalle samafal oo la dilay & weeraro oo dhacay.
GAZA (Raxanreeb )- Ciidanka Israel ayaa weerar ka dhacay Qasa ku dishay tiro dad ah reer Falastiin ah oo sidoo kale ay ku jiraan ilaalada baabuurta gargaarka, kadib markii la weeraray dad mucaawino doon ah oo ku sugnaa deegaanka Khan Younis Dadka la dilay ayaa ayaa tiro ahaan gaaray dhowr 10 ruux ruux, waxaana la...
Doorka Dhallinyarada Soomaaliyeed ay Ku Leeyihiin Amniga Dalka iyo Xasilloonidiisa
Muqdisho (Raxanreeb )- Amniga dalkeenna waxa uu muddo dheer ka mid ahaa caqabadaha ugu waaweyn ee horyaalla bulshada Soomaaliyeed, iyadoo dhibaatada amni ay saameyn ku yeelatay dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada, sida; waxbarashada, caafimaadka iyo guud ahaan baahiyaha aas-aasiga ee nolosha oo amnigu uu saldhig u yahay, iyada oo ay sidaa tahay ayaa haddana...
Maxay tahay digniinta Washington u dirtay Itoobiya ?.
New York (Raxanreeb )- Dowladda Mareykanka ayaa mar kale diginin xooggan ka bixisay is afgaradkii badda ee ay galeen Itoobiya iyo maamulka Somaliland, waxayna taageero u muujisay madax-banaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya. Ku-simaha danjiraha Mareykanka ee Qaramada Madoobe Robert Wood ayaa mar kale ku celiyey sida Mareykanka uga walaacsan yahay xiisadda ka dhalatay heshiiskaas...
7 sanno ka dib aas aasaha WikiLeaks miyuu helayaa xoriyadiisa ?
London (Raxanreeb )- Julian Assange oo ah aas aasaha website-ka WikiLeaks ayaa laga sii daayay xabsiga UK oo u ku xirnaa muddo 7 sanno ah isaga oo qirtay eedaymaha loo haystay ee basaasida dowladda Mareynka. Barta X, oo hore loo oran jiray Twitter, oo soo xiganaysa Wikileaks waxay sheegtay in Assange uu ka baxay xabsiga...
War ku soo kordhay xaaladda marinka Babul-Mandab iyo Markab shidaal oo halkaa gaaray.
Garoowe (Raxanreeb ) -Marka sida shidaalka dabiiciga ah (LNG) ayaa ku gooashay badda cas maalmo uun ka dib markii dagaalyahanada Xuutiyiinta ee fadhigoodu yahay Yemen ay weerar ku qaadeen markabkii labaad. Markabka, Asya Energy, waa markabkii ugu horreeyay oo ku goosho marinka Bab al-Mandab, tan iyo bishii Janaayo, markaasoo safarrada maraakiibta la hakiyay iyada oo...
IDPs in Mogadishu have to choose between caring for sick children and working
(ERGO) – Poor sanitation and lack of healthcare are increasing the risks of vulnerable displaced families living in crowded camps in the Somali capital Mogadishu to the spread of diseases like acute watery diarrhoea and cholera. Ahmed Siyad Bulle, a father of six living with his wife in Danyar camp in Garasbaley district, explained that...







