Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Maxaa ku riixay Xasan Sheekh  inuu dib ugu laabto Galmudug ?
Post

Maxaa ku riixay Xasan Sheekh  inuu dib ugu laabto Galmudug ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay  magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud  halkaas oo  uu ka bilaabi doono wada hadal ku saabsan howlgalada ka dhanka ah Al shabaab. Madaxwayne Xasan Sheekh oo culays kala kulmay beelaha dega Galmudug  , taas oo ku riixday inuu Maxaas uu tago isla markaana  ka...

Golaha ammaanka oo go’ aan culus ka soo saaray dhoofinta dhuxusha
Post

Golaha ammaanka oo go’ aan culus ka soo saaray dhoofinta dhuxusha

NewYork ( Raxanreb ) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray go’aan  cusub oo la xiriira dhoofinta dhuxusha, oo ay hore Qaramada Midoobay ugu soo rogtay cunaqabatayno kala hase ahaatee wali ay socoto daabulida dhuxusha. Qaraarkan oo tirsigiisu yahay 2696 (2023) ayaa 15-ka dal ee xubnaha ka ah golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay waxay...

Muxuu salka ku hayaa khilaafka Cali Ciid iyo Qoor Qoor?
Post

Muxuu salka ku hayaa khilaafka Cali Ciid iyo Qoor Qoor?

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Khilaaf siyaasadeed ayaa ka dhex taagan qaar ka mid ah madaxda sare ee dawlad-goboleedka Galmudug. Qoraallo ay soo kala saareen Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa muujinaya in aad loo kala fogyahay. Madaxweyne xigeenka, cali Daahir Ciid, ayaa soo saaray qoraal uu shaqada kaga joojinayo wasiirka arrimaha gudaha oo uu ku eedeeyay in...

AS oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday deegaanka Nuur- Dugle  ee Sh.Dhexe
Post

AS oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday deegaanka Nuur- Dugle  ee Sh.Dhexe

AadanYabaal ( Raxanreeb )  Dagaal culus ayaa la sheegayaa inuu ka socdo Deegaanka nuur Dugle Ee Gobalka Sh/dhaxe waxaana la sheegayaa in AS ay halkaas weerar ku soo qaadeen Dagaalka ayaa u dhaxeeya AS iyo Ciidamada Deegaanka Ee Macaawisleyda, waxaana la sheegayaa in dagaalku culusyahay Macaawisleydana ay dagaalamayaan Sida aan wararka ku helnay weerarka Al...

KHILAAF  ka dhax Jira Madaxwaynaha Galmudug & ku xigeenkiisa
Post

KHILAAF  ka dhax Jira Madaxwaynaha Galmudug & ku xigeenkiisa

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Dhuusmareeb waxaa ka taagan khilaaf ka dhashay xil ka qaadis uu Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid uu ku sameeyay wasiirka arrimaha gudaha maamulkaas Cabdi Maxamed Jaamac waayeel. ‘’Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa shaqadi ka joojiyay Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug ka dib markii uu Xagal daaciyay Dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabaab...

CAYLI  Jayte oo  sharuud adag ku xiray la shaqaynta Xasan Sheekh
Post

CAYLI  Jayte oo  sharuud adag ku xiray la shaqaynta Xasan Sheekh

Maxaas (Raxanreeb ) Seddaxdii maalin ee la soo dhaafay degmada Maxaas ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconayay kulamo  u dhaxeeyay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud  iyo beelaha dega Hiiraan. Waxaa ku sugnaa kulamadan Waxgaradka iyo ugaasyada beelaha Hiiraan kuwaas oo tabasho ka qaba maamulka Hirshabeelle ee uu  hoggaaminayo Madaxwayne Cali Guudlaawe. Wararka  horudhaca ah ayaa sheegaya...

Post

CHAMPIONING THE FIGHT AGAINST TERRORISM AND RESHAPING SOMALIA’S IMAGE

SOMALI YOUTHS’ PRIMARY PRIORITY: Throughout history, young people have played crucial roles in shaping transformative movements, from the rise of Islam to the struggle for Somalia’s independence. Somali youths, inspired by a deep sense of national identity and a longing for freedom, actively participated in resistance against colonial powers during the early days of the...

SOOYAALKA Shaah Ma Cabe oo lagu waayay weerarkii Cawswayne , Galgaduud
Post

SOOYAALKA Shaah Ma Cabe oo lagu waayay weerarkii Cawswayne , Galgaduud

Muqdisho (Raxanreeb) Shaah ma Cabe, Waa 39 jir  dhashay Sanadkii 1984tii, Qoyskiisu waxa ay ahaayeen Reer Miyi, waxa uuna ku dhashay Deegaanka “Muluqeey” oo u dhaw “Biyacade” oo Wakhtigaa ka tirsaneed Degmada “Mahadaay” Gobalka Shabeelaha Dhexe. Halkaa oo ay Deganaayeen Aabihii Xasan Tifow iyo Hooyadii Fadumo Rooble Cadow, in kasta oo uu 39 Sano Jir...

Qabiil iyo qurunkiisa qurbo ugu imoow!
Post

Qabiil iyo qurunkiisa qurbo ugu imoow!

Oslo (Raxanreeb ) Is qabyaaladeenta iyo qabiil isku foocida aad iyo aad bey ugu xoog badan yahey qurbaha. Waxaaana sabab uga dhigayaa in inteena badan ee qurbaha ku nool aan nahney dad shaqeysta, ku liita is-dhexgalka umaddaha ay la nool yihiin. Waxaan u badan nahney dad jismi ahaan qurbo degan, qalbi ahaanse weli dalkaa jooga....