Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Xasan Abgaal oo weerar ku qaaday Deni “Iska hadlow Ina Igarre”
Post

Xasan Abgaal oo weerar ku qaaday Deni “Iska hadlow Ina Igarre”

Wasiirkii hore ee Maaliyadda maamulka Puntland Xasan Shire Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaridsan Deni ayaa ka jawaabay shirkii jaraa’id ee uu qabtay madaxweynaha Puntland.
Madaxweyne Saciid Deni ayaa sheegay in doorashada soo socota ee madaxtinimada maamulka Puntland ay ku dhacayso nidaamka qof iyo cod.