Uk oo heegan gelisay Ciidamada Booliiska gaar ahaan kuwa kahortagga Rabshadaha si loo xadido dhaqdhaqaaqa dadka laga cabsida qaba in ay dhigaan dibadbaxyada salkiisu yahay weerarkii Shalay ka dhacay Magaalada Gaza.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Dagaalka Israel iyo Xamas oo galay maalintii labaad
Ciidamada Israel ayaa sheegay maanta oo Axad ah inay weli ka shaqeynayaan sidii ay dagaalyahannada Xamas uga saari lahaayeen meelaha ay kaga harsan yihiin Israel, maalin kadib markii kooxda ay weerar lama filaan ah ku qaaday.
Aadan Madoobe oo u safray magaalada Rooma
Muqdisho (Raxanreeb) — Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga.
Xiisad cusub oo u dhaxeeysa DF iyo Hirshabeelle
Waxaa haatan bannaanka usoo baxay khilaaf u dhexeeya maamul goboleedka HirShabelle iyo dowladda federaalka, gaar ahaan hay’adda SoDMA, kuwaas oo isku qabtay arimo la xiriira howlaha gargaarka ee ay fuliso hay’adda Maareynta.
Xasan Sheekh oo u safray Eritrea
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u ambabaxay magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea.
Haweeney Xabsi ku jirta oo ku guuleetsatay Peace Prize
Narges Mohammadi oo u dhalatay dalka Iran oo u ololaysa xuquuqda aadanaha ayaa ku guulaysatay abaalmarinta nabadda ee Nobel Peace Prize 2023.
Nigeriya oo dagaal ba’an kula jirta dadka shidaalka ka xada dhuumaha
Dowladda Nigeria ayaa sheegtay in ay dagaal xooggan la galayso dadka ku howlan in ay lacago badan ka sameeyaan shidaalka laga xado dhuumaha qaada ee mara Gobolka Delka ee dhaca Koofurta Dalkaan cirifka Waqooyi u xiga Qaaradda Afrika.
Ciidamada Mareykanka oo soo riday diyaarad Turkigu leeyahay
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa Khamiistii soo riday diyaarad aan duuliye la socon (drone) oo Turkiga leeyahay, taasi oo loo arkay inay halis ku tahay ciidamada Mareykanka ee Syria, waxaa sidaas sheegay Pentagon-ka.
Askar lagu laayay Niger oo aas wadareed loo sameeyay
Tirada askarta la sheegay in lagu dilay weerar ka dhacay galbeedka Niger ayaa gaartay lixdan. Goob joogayaal ayaa tiriyay meydadka intii ay socotay aas wadareed oo uu goob joog ka ahaa wasiirka difaaca ee dalkaasi.
Raila Odinga oo su’aal galiyay ciidamada dalkiisu u dirayo Haiti
Hogaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa su’aal galiyay go’aanka dalkiisu ku hoggaaminayo howlgalka nabad ilaalinta ee Haiti si loola dagaalamo kooxaha burcadda ah ee halkaasi ka jira, isagoo ku tilmaamay arrintaa tilllaabo qaldan.









