Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa booqasho ku jooga Jenin oo ku taal Daanta Galbeed ee la haysto, halkaas oo Israa’iil ay ka fulisay hawlgal ballaaran oo militari todobaadkii hore.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Xamsa Barre oo Wasiiro u kala wareejiyay xilalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiiradda cusub ee Wasaaradaha Maaliyadda, Biixi Iimaan Cige iyo Wasiirkii hore Dr Cilmi Maxamuud Nuur, Wasiirka cusub ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Maxamed Cilmi Ibraahim, si ay u gutaan waajibaadka Qaran ee loo Igmaday.
Somaliland oo sheegtay in dowladda Soomaaliya aysan ku lug lahayn dagaalka Laascaanood
Somaliland ayaa sheegtay, in Somaliland, shacabka reer Laascaanood iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, aysan ku lug lahayn dagaalka Laascaanood balse ay ku lug leeyahay maamulka Puntland.
Cabdweli Gaas & Cumar Cabdirashiid oo warmurtiyeed ka soo saaray doorashooyinka Puntland
Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo Cabdiweli Cali Gaas ahna Madaxweynihii hore Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe, iyaga oo warsaxaafadeed ka soo saaray xaaladihii u dambeeyay ee Puntland.
Cali Guudlaawe oo Jowhar ku qaabilay madax ka socotay WFP
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ku qaabilay wafdi ay hoggaaminaysay Ku Xigeenka Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka WFP ee Soomaaliya Laura Turner.
Ra’iisul wasaaraha Netherlands oo sheegay in uu siyaasada ka fariisanayo
Ra'iisul wasaarihii ugu waqtiga dheeraa Netherlands, Mark Rutte, ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagayo siyaasadda.
Putin ‘oo la kulmay’ madaxa Wagner kadib kacdoonkii fashilmay
Kremlin-ka ayaa maanta sheegay in madaxweyne Vladimir Putin uu Kremlin-ka kula kulmay madaxa Wagner Yevgeny Prigozhin, 29-kii June, maalmo kadib markii kooxda calooshood u shaqeysatada ah ay isku dayday inay afgambiso hoggaanka militari ee Ruushka.
Mareykanka oo sheegay inuu dilay hogaamiyaha kooxda daacish
Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa sheegay inuu soo gabagabeeyay weerar xaga cirka ah, kaas oo uu ku dilay hogaamiyaha kooxda isugu yeerta dowladda islaamka ee ISIS, Usamah al-Muhajir, xili uu ku sugnaa Bariga waddanka Suuriya.
Ciidamada DF iyo kuwa Jubbaland oo howlgallo ka fuliyay deegaanadaasi
Ciidamada Dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Kumaandooska DANAB iyo kuwa Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo xooggan ka billaabay deegaanno katirsan Gobolka Jubada Hoose.
Ruushka oo ka xanaaqay tallaabo uu Turkigu qaaday
Ruushka ayaa ka falceliyay markii uu madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky uu dalka dib ugu soo celiyay shan taliye oo ku sugnaa Turkiga.







