Booliska G/Banaadir oo baadi goobaya Sheekh sheegay hadal laga carooday

Booliska G/Banaadir oo baadi goobaya Sheekh sheegay hadal laga carooday

Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa bilaabay howlgalo lagu baadi goobayo Ninkii u gefay Sheekh Cusmaan xidig oo shalay lagu aasay Magaalada Muqdisho.

Dadka Soomaliyeed ee Muqdisho jogaa iyo Culimadaba ayaa siweyn uga falciliyay qoraal uu Baraha Bulshada ku faafiyay wadaad la yiraahdo Sheekh Ibraahim Ciyow.

Maamulka Masjidka Cali Jimcaale oo uu Imaam ka ahaa ayaa sheegay in uusan kamid aheyn Imaamyada rasmiga ah ee Masjidka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.