Category: Fikrado

Home » Fikrado » Page 5
Shaqo kama socotoΒ  Barlamaanka shalay Aqalka Sare maanta Golaha shacabka.
Post

Shaqo kama socotoΒ  Barlamaanka shalay Aqalka Sare maanta Golaha shacabka.

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa si isdaba jooga ah u baaqanaya fadhiyada Barlamaanka labadiisa Aqal waxaana Guddoonka uu jeedinayaa digniino la xiriirta maqnaanshaha xildhibaanada. Fadhiyada Barlamaanka waxaa hareeyay kooram la’aan sida ay warbaahinta u sheegeen Guddoonada Barlamaanka labadiisa Aqal  kuwaas oo diray digniino dhawr ah. Shalay , Guddoomiyaha Aqalka Sare Abdi Hashi ayaa sheegay in nasiib...

Osoble oo ka faalooday  Aas-Aaska AS & faragalinta Itoobiya- Warqad Furan
Post

Osoble oo ka faalooday Aas-Aaska AS & faragalinta Itoobiya- Warqad Furan

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaan muddo dheerba la yaabanaa muraadka aad leedihiin hadaad tihiin Al Shabaab, balse maanta ayaan xaqiiqda ogaaday. Shisheeye iyo gaalo ayaad u shaqeysaan, waxaadna u qaabilsan tihiin ineysan dowladda Soomaaliya cagaheeda ku istaagin oo eysan noqon dowlad karti iyo awood u leh iney ilaaliso/difaacdo xuduudaheeda cirka, badda iyo dhulka. Weynaan idin fahmine...

Sad-bursi iyo qanac la’aan ma u dhaqan baa!
Post

Sad-bursi iyo qanac la’aan ma u dhaqan baa!

Doorashada Puntland ee sanadkan waa mid ka xiiso badan, ka rajo badan, kana xamaasad badan doorashooyinkii hore ee Puntland soo marey. Waa marka horee- dhawaan waxa uu maamulka SSC iyo isimadooda ku dhawaaqeen goaan buuq badan dhaliyay, balse ahaa goaan la filanayay. Waxey sheegeen in ay isaga baxeen maamulka Puntland, islamarkaana aysan ka qeyb geli...

DHAQAAL XUMIDA DALKA : π‰πšπšπ§π π¨π¨π²π§π­πš 𝐐𝐒𝐒𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐒𝐲𝐨 πƒπšπ€π‘π₯𝐒𝐠𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐒𝐒𝐬𝐑𝐚
Post

DHAQAAL XUMIDA DALKA : π‰πšπšπ§π π¨π¨π²π§π­πš 𝐐𝐒𝐒𝐦𝐚𝐑𝐚 𝐒𝐲𝐨 πƒπšπ€π‘π₯𝐒𝐠𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐒𝐒𝐬𝐑𝐚

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa suurtagal ah inaad dhowr jeer aragtay dukaankii ama goobtii ganacsi ee aad macaamiilka u aheyd oo la xiray (ama burburay). Kadib, waxaa dhacda inaad iswaydiisid sababta loo xiray ganacsigaas. Arimo badan ayaa sabab u noqon kara burburka ganacsiyada ka jira Soomaaliya. Hasa-yeeshee, qormadaan kooban waxaan ku eegayaa oo kaliya mid ka...

Haaman Cusub ayaa ku soo caariyay Xeebaha Aagga Degmada Cadale.
Post

Haaman Cusub ayaa ku soo caariyay Xeebaha Aagga Degmada Cadale.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ma ahan Markii ugu Horeysay ee Haman khatartooda leh ay ku soo caariyaan Xeebaha Dalka. Horaantii 90aadkii ayaan hore ugu arakay Haaman oo aan sawir ka soo qaaday waxaan u gudbiyay UNEP Xafiiskeeda Nairobi oo aan ka codsaday in naloo xaqiijiyo dhibaato haddii ay leeyihiin.Haddii aad xasuusato, Anigaaba la igu tilmaamay Qof...

Hal- Qabsiga β€˜β€™ Wixii FARMAAJO laga diiday β€˜β€™
Post

Hal- Qabsiga β€˜β€™ Wixii FARMAAJO laga diiday β€˜β€™

Muqdisho (Raxanreeb ) Siyaasiin badan oo dagaal kula jiray xukuumadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxwaynihii hore ee dalka ayaa hadda weerar ku bilaabay , madaxwaynaha hadda talada haya Xasan Sheekh Maxamuud. Siyaasiintan ayaa markii hore waxay isku saf ay ahaayeen , Madaxwaynaha hadda jooga Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ku midaysanayeen in xukunka laga tuuro Madaxwayne...