Garoowe (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali Jifa-jabsade ayaa ku eedeeyay DF in ay ka dambeyso hurinta colaad beeleedyada ka socda gobolka Mudug. Sidoo kale, guddoomiye Faysal ayaa shaaca ka qaaday in DF Soomaaliya iyo kooxaha argagixisada ah ay isaga mid yihiin isku dirka beelaha gobolka Mudug iyo in ay...
Qoys ka koobnaa Lix qofood oo meydad kooda laga helay guri ay ka deganaayeen Qaahira
Qaahira (Raxanreeb online) – Guri ku yaalla Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa laga helay meydadka qoys Soomaali ah oo ka kooban illaa lix qofood. Sidoo kale, dadka geeriyooday ayaa waxaa ka mid ah ahaa nin oday ah, wiilkiisa, gabar wiilka xaaskiisa aheyd iyo labo caruurtooda ah sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Qaahira...
Suuqa Waaheen oo qaab casri ah loo dhishay iyo wafdi uu hoggaaminaayo madaxweyne Biixi oo booqday
Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha xilka kasii degaya ee maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xarigga ka jaray suuqa ganacsiga ee Waaheen oo dib u dhis ballaaran loogu sameeyey. Sidoo kale, madaxweyne Biixi ayaa kormeer ku sameeyey dhismeyaasha casriga ah ee suuqa Waaheen kaddib masiibadii dabka ee suuqaas ku habsatay horraantii bishii April ee sannadkii...
Jubaland oo amaro dul dhigtay Shirkadaha Duulimaadyada taga degaanada Jubalanad.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa ku wargelisay shirkadaha diyaaradaha ee adeega duulimaadka bixiya ee haysta ogolaanshaha wasaaradda inay la shaqeeyaan Maareeyaasha garoomada diyaaradaha ee wasaraaddu magacowday ee degaanada Jubalanad. Wasaaradda ayaa shirkadaha maxaliga ah ee ka howlgala Soomaliya u sheegtay inaan La ogolaan doonin cid aan...
Boqolaal askari Soomaali ah oo ka qalin jabiyay barnaamijka tababarka ee Turkiga.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Cutubyo ka tirsan ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa ka qalin jabiyay barnaamij tababar oo ka dhacay dalka Turkiga, iyadoo heshiis laba geesood ah lagu xoojinayo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Askarta akhlaaqda leh ee qeybta Gorgor ayaa loo tababaray sidii ay uga jawaabi lahaayeen caqabadaha amni ee ka jira dalka Geeska Afrika...
Madaxda dalalka Kenya, Somalia, Ethiopia, iyo Uganda oo qorsheynaya inay yeeshaan kulan looga hadlayo xiisadaha Geeska Afrika.
Muqdisho (Raxanreeb online) Hogaamiyayaasha dalalka Kenya, Somalia, Ethiopia, iyo Uganda ayaa qorsheynaya inay yeeshaan kulan heerkiisu sareeyo oo looga hadlayo xiisadaha ka taagan Geeska Afrika, sida uu sheegay Madaxweynaha Kenya William Ruto, xilli uu socday Shir Madaxeedka 24-aad ee Madaxda dalalka Bariga Afrika ee EAC. Gobolka oo lagu qabtay Arusha, Tanzania. Madaxweyne Ruto ayaa carrabka...
Maamulka Koonfur Galbeed Oo Adkeeyay Amniga Magaalada Baydhabo
Beydhabo (Raxanreeb online) – Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xoojiyey ciidamada ammaanka ee ku sugan magaalada Beydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulkaasi, si ay uga hortagaan qataraha soo kordhay ee kaga imaanaya dhanka Al-Shabaab. Kooxdan hubeysan ayaa muddooyinkii dambe weeraro hoobiyayaal ah la beegsaday goobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Garoonka Shaati-Gaduud, Madaxtooyada...
WFP oo joojisay gargaarkii ay ka waday SSC-Khaatumo ka dib markii ay bililiqo ku keentay hawlihii gargaarka.
Laascaanood (Raxanreeb online) – Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa qaaday tallaabo aan caadi ahayn oo ay ku joojinayso dhammaan hawlihii samafalka ahaa ee ay ka waday gobollada SSC-Khaatumo ee Soomaaliya, iyadoo sheegtay inay sii kordhayso falalka ammaan-darro iyo bililiqo loo geysanayo raashin gargaar ah oo loogu talo-galay dadka dhibaataysan ee ku nool gobolladaas. Talaabadan...
Ciidamada Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay nin lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay dil ka dhacay Hargeysa.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Booliiska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay wiil 24-jir ah oo lagu eedeeyay inuu Toorey ku dilay wiil 37-jir ah, kaddib weerar arxan-darro ah oo duhurnimadii Khamiista ka dhacay xaafadda Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa. Eedeysanaha oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Baashe Faarax, ayaa la sheegay inuu tooreey ku dilay Khadar Xaashi...
Al-Shabaab oo Muqdisho laba bilood gudahood ku dishay 37 qof ka dib markii dowladda amartay xirashada CCTVyada.
Muqdisho )Raxanreeb online) – Al-shabaab ayaa sii kordhisay weerarada ka dhanka ah dadka rayidka ah ee ku dhaqan magaalada Muqdisho, iyagoo beegsanaya goobaha ganacsiga iyo shaqsiyaadka u hoggaansamaya amarka dowladda Soomaaliya ee ah in lagu rakibo Kaamirooyinka CCTV-ga. Waajibaadka, oo qayb ka ah hindise ballaaran oo amniga magaalooyinka ah, ayaa ka kiciyey gacan ka hadal...









