Garisa (Raxanreeb )- Raxanreeb wararka uu ka helayo gobolka Waqooyi Bari Kenya ee Soomaalidu ay degto ayaa sheegaya in halkaas lagu la’ yahay dad badan oo Soomaaliyeed oo ay la degtay dooni ay saarnayeen ka dib markii ay kala go’een magaalooyinka gobolkaas. Sida wararka laga helayo Garissa ay sheegayaan ugu yaraan 43 qof oo rabay...
Baaritaan ku bilowday saraakiil loo haysto musuqa Saadka Ciidanka DANAB.
Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bilowday , baaritaan ku saabsan sida uu u dhacay lunsasho lagu sameeyay saadka ciidanka gaarka ah ee danab oo noqotay fadeexo soo wajahday Dowladda Soomaaliya. Baaritaanada xoogooda waxa uu ka socdaa wasaaradda – gaashaandhiga iyo xarunta Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Saraakiil gaar...
Laftagareen iyo Madaxa howlgalka ATMS oo kawada hadlay arrimo xasaasi ah
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayay Safiirka Midowga Afrika ufadhiya Soomaaliya Souef Mohamed El-Amine.
Wararki ugu danbeeyay ee Gaza
Saraakiisha caafimaadka ayaa Isniinta maanta ah sheegay, in ugu yaraan 13 Falastiiniyiin ah lagu dilay weerar cirka ah oo ay ciidamada Israil ku bartilmaameedsadeen saddex guri oo ku yaalla degmada Rafax ee Marinka Gaza.
Shir ahmiyad gaar ah u leh Soomaaliya oo ka furmay Nairobi
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shir muhiim ah.
WAR KOOBAN : Ciidanka dowladda oo ku dagaalamay gudaha Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb )- Ciidama katirsan Nabad Sugida iyo kuwa Milatari ah ayaa goordhaw ku dagaalamay meel udhaw isgoyska Boondheere waxaana la maqlayay hubka culus iyo kan fudud. Ciidamada ayaa is horfadhiya wali waxaana wararka qaar ay sheegayaan in Ciidamada NISA ay weerareen Guri uu Dagan yahay Sarkaal katirsan Ciidamada Milatariga gaar ahaan kuwa Danab goobta...
WARCUSUB :Lix qof oo lagu laayay duleedka Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb )-Alaha u wada naxariisto Shaqaalihii Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Telecom oo galabta qarax lagula eegtay deegaanka weydoow ee Duleedka Magaalada muqdisho Tirada shaqaalaha waa 6 waxayna dhamaan ku basbeeleen gudaha gaariga oo ay kuwada geeriyoodeen isla goobtii lagula eegtay qaraxa, tirarada magacyada shaqaalahaasi geeriyooday waxay kala yihiin. 1- Maxamed ahmed gamaxey2- Xusem moalim abdi3-...
GALMUDUG : Dadkii ugu badnaa oo ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay Galgaduud.
Caabudwaaq (Raxanreeb ) – ku dhawaad 10 ruux ayaa ku naf waayey halka tiro intaa ka badana ay ku dhaawacantey dagaal mudo saacado ah maanta ka socdey deegaan miyo ah oo u dhexeeya hul-kujir iyo laandheer. Meydadka iyo dhaawacyada dhinacyada dagaalamaya ayaa lakala geeyay magaalooyinka Xeraale iyo Caabudwaaq oo ay kasoo Kala jeedaan maleeshiyaadka dagaalamayay....
Tiktookaradda caanka ah ee reer Ciraaq, Ummu Fahad oo Baqdaad lagu toogtay
Ummu Fahad oo ah haweeney u dhalatay dalka Ciraaq ayaa lagu toogtay bannaanka hore ee gurigeeda oo ku yaalla magaalada Baqdaad, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha. Weerarka ayaa ka dhacay xaafadda Zein ee bariga caasimadda, Jimcihii.
Shuute oo qaadi doona kiiska musuqa ee saadka ciidanka DANAB.
Muqdisho(Raxanreeb ) – Magaalada Muqdisho waxaa circa isku shareeray , oo aad looga hadal hayaa xafiisyada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxaana la sugayaa , talaabo in la qaado. Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay socdaan baaritaan dheeraad ah oo ku saabsan sida loo musuqay saadka ciidanka gaarka ah ee Danab oo...









